Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada

Golaha Barnaamijyada Waa barnaamijyoda kumbiyuutarradu ay ku shaqeeyaan dhammaantood

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan EnG YaSiN
 
EnG YaSiN

Ma joogo/joogto hadda EnG YaSiN

       
Nambarka Xubinka : 985
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Nov 2013
Wadanka :
ka qayb galka: 48
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 20
Sumcada Xubinka : EnG YaSiN Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fiirin Mudan La daga Barnaamijka || Adobe Captivate 6 64 bit only

Waxaa la qoray : [ 25-02-2015 ]


Magaca: Adobe Captivate 6 64 bit only


Softweerka Adobe Captivate 6 64 bit only waa E-learning software oo lagu sameyn karo nooc walba oo professional recording screen ah - waa kuwa lagu sameeyo casharada tutorialka ah isla markaana tayadooda ay aad u wanaagsan tahay - waxyaabo aad u farabadana lagu sameyn karo - softweerkan wuxuu ku shaqeeyaa oo keliya 64 bit OS - isla markaana waxaa la socda Adobe eLearning Assets oo idinka caawin doonaa sameynta professional E.learning.

Muuqaalkiisa







Daji
Adobe Captivate 6 64 bit only






Daji E.learning.



Dib uhagaajin ayaan ku sameeyay....
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : La daga Barnaamijka || Adobe Captivate 6 64 bit only     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: EnG YaSiN

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : EnG YaSiN

ignorance is a darkness

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

   

Fulin la'aan Jawaabta: La daga Barnaamijka || Adobe Captivate 6 64 bit only

Waxaa la qoray : [ 25-02-2015 ]


Horta Eng Yaasiin ma tijaabin barnaamijkan weli, waxaanse filayaa inuu noqon mid i anfacaya. Tan kale Eng dabinkii lagala degayey maleh ee la soco dib u habayna ku samee. Mahadsanid 100%


Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
EnG YaSiN
Sawirrada summadaysan EnG YaSiN
Nambarka Xubinka : 985
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Nov 2013
Wadanka :
ka qayb galka : 48
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 20
Sumcada Xubinka : EnG YaSiN Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda EnG YaSiN

   

Fulin la'aan Jawaabta: La daga Barnaamijka || Adobe Captivate 6 64 bit only

Waxaa la qoray : [ 26-02-2015 ]



Ka qayb galkan waxaa horay u qoray oo diyaariyey Halyeyga Afrika tusmo ka qayb gal

Horta Eng Yaasiin ma tijaabin barnaamijkan weli, waxaanse filayaa inuu noqon mid i anfacaya. Tan kale Eng dabinkii lagala degayey maleh ee la soco dib u habayna ku samee. Mahadsanid 100%
Halyayga adigaa mudan , Runtiina barnaamijkaan aad ayuu kuu anfacayaa hadaad tahay aqoonyahay doonaya in uu dadkiisa u kordhiyo aqoon ama jecel in uu sameeyo aqoon iswaydaarsi.

Dabinadana waan habeeyay hada waad lawada dagi kartaan...

Saxiixa : EnG YaSiN

ignorance is a darkness

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

   

Fulin la'aan Jawaabta: La daga Barnaamijka || Adobe Captivate 6 64 bit only

Waxaa la qoray : [ 26-02-2015 ]


Aad iyo aad baad ugu mahadsantahay jawaabtaadan degdegga ah eed soo gelisey. Tan kale markaan tijaabiyo oon bartaan sharrax ku soo diyaarin inshaa'allaah


Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
faysal22
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 201
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 165
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : faysal22 Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda faysal22

   

Fulin la'aan Jawaabta: La daga Barnaamijka || Adobe Captivate 6 64 bit only

Waxaa la qoray : [ 03-03-2015 ]


mahadsanid yasin wan tijaabin insha'alaah


Saxiixa : faysal22

hamabalyaan u dirayaa

lamaanaha is doortee

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
Mustafe yaxye
Booqde
Nambarka Xubinka :
Taariikhduu xubinku is qoray golaha :
Wadanka :
ka qayb galka : n/a
Isku cel-celinta qiimaynta heereed :
Sumcada Xubinka :
Xiriirka :

   

Fulin la'aan Jawaabta: La daga Barnaamijka || Adobe Captivate 6 64 bit only

Waxaa la qoray : [ 04-03-2015 ]


barnaamij wanaagsan masha alaah


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 7 )
Amiin
Sawirrada summadaysan Amiin
Nambarka Xubinka : 190
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 300
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Amiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Amiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: La daga Barnaamijka || Adobe Captivate 6 64 bit only

Waxaa la qoray : [ 07-03-2015 ]


Barnaamijkan cid walbaa ha hadashee wuu ugu heer sarreeyaa. Waxaa iga dardaarana qof walba inuu tijaabiyo adna waad ku mahadsantahay Yaasiin


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 8 )
Soomaali
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 249
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Sep 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 126
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : Soomaali Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Soomaali

   

Fulin la'aan Jawaabta: La daga Barnaamijka || Adobe Captivate 6 64 bit only

Waxaa la qoray : [ 23-03-2015 ]


barnaamij fiican lkn sharax u baahan mahadsanid


Saxiixa : Soomaali

Somaalaay qarnigeennan
Qudha aan is jarayno
Qaarba qaarka xasuuqi
Qabiil la'isugu faani
Qarankii ka gadoodnay
Quraankii dafirayno
Qarribnoo dhaqankeenni
Qummanaantaba diidney
Haddii aynan qabsoomin
Qaaddirkeenna u laaban
Qolyahaas la halaagay
Qiyaas soow kama raacno?

Abwaan Cabdi Rabbi: Gabayaaga Qarnigan

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
adobe, assets, caawin, captivate, casharada, doonaa, elearning, farabadana, idinka, karo, keliya, markaana, nooc, sameeyo, sameyn, shaqeeyaa, socda, softweerka, softweerkan, tahay, tayadooda, tutorialka, walba, wanaagsan, waxyaabo
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Maxay kala yihiin 32 bit iyo 64 bit samiira Su'aalaha kumbiyuutarka 3 11-06-2014 11:43 AM
Adobe Photoshop CS6 Lite Portable 75MB EnG YaSiN Golaha Barnaamijyada 5 20-11-2013 10:08 PM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 04:53 AM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom