Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Aqalka Aqoonta Guud
> Su'aalaha iyo jawaabaha Hoyga

Su'aalaha iyo jawaabaha Hoyga Halkan waxaa la'isku weydiin karaa su'aalaha kala duwan ee Hoyga aan lagu bandhigin.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Afrikaan
 
Afrikaan
Xubin sare

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

       
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka: 366
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Degdeg Maxaynu Hoyga uga baahannahay?

Waxaa la qoray : [ 02-12-2014 ]


Maxaynu hoyga uga baahannahay?



Sannadda cusub 2015-ka maxaynu hoyga uga baahannahay inay ku soo kordhaan?

waa haddii ilaahay nafta inoo daayo'e. Fikirkaaga ka dhiibo aqoonyahan adiga

oo ku soo diraya iimeelkan hoyga@barnaamij.com

Ogow wixii aad soo qortoba siday tahay ayaa loo bandhigayaa iyada oo aan wax lagu darin lagana dhimine.

Fikraddani ma'aha mid iska malo awaala ee waa inaynu horumarno ra'yigiinnana laga faa'iido si aqoonteennu ugu socoto kor.

Waxaan sugnaa dhammaantayo waa fikirkiinna iyo sidaad wax u aragtaan. Xubnaha hoyga ka tirsani way ka qayb qaadan karaan iyagoo ra'yigooda ugaga qayb qaadanaya jawaabaha ay ku darsanayaan.

2015 kuwii caafimaad qab ku gaara allaha inaga dhigo.

Talo: Aqoonyahan ha dhayalsan ee fikirkaaga soo bandhig jawaabna naga sug sidaannu u bandhignay ra'yigaagaas kuu muujinaysa. Mahadsanid aqoonyahan.

Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Maxaynu Hoyga uga baahannahay?     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Afrikaan

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 366
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Heer Sare Jawaabta: Maxaynu Hoyga uga baahannahay?

Waxaa la qoray : [ 03-12-2014 ]


Jawaabtii u horreysey waxaannu ka helnay Aqoonyahan ahna saaxiibkayo
Maxammed Shire oo kaga qayb qaatay google plus




Hdii aan fikirkeyga ka hadlo wxaan aad ugu riyaaqi lahaa in lagu soo kor dhiyo barnaamijyo ka hadlaya dhaqankeena wanaagsan iyo waliba dood cilmiyeedyo looga hadlayo sidii aan wadankeena dib nawad iyo dowladnimamada aan ugu soo celin laheyn

Waa hadal wanaagsan Aqoonyahan. Abwaannada hoygana waannu u bandhigi wixii ay mas'aladdaas ka qaban lahaayeen waanan kaaga mahad naqaynaa 100%


Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
Amiin
Sawirrada summadaysan Amiin
Nambarka Xubinka : 190
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 300
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Amiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Amiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: Maxaynu Hoyga uga baahannahay?

Waxaa la qoray : [ 08-12-2014 ]


Fikirkayga hadaan ka hadlo waxaan jeclaan lahaa in lagu daro gole wax walba lagu qori karo si dhalinyaradu usoo bandhigto wax walba xubnuhuna u bataan.
Qaanuunkana wax lag bedelo sababtoo ah sidaan u arko goluhu ma oggola in wax siyaasada laga hadlo taasna, bogaas aan la rabo ma yeelayo. waad mahadsantihiin dhamaantiin inta fikirkan soo jeedisayey

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
xuseen
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan xuseen
Nambarka Xubinka : 30
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 265
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : xuseen Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xuseen

   

Fulin la'aan Jawaabta: Maxaynu Hoyga uga baahannahay?

Waxaa la qoray : [ 08-12-2014 ]


Anigu waxaan qabaa rukunka diinta in lagu daro qayb ah sheekooyinka islaamiga ama diintaba si loogu cibro qaato. Afrikaan ku mahadsanid fikraddan


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
Yaasiin
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 858
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Dec 2011
Wadanka : barnaamij.com
ka qayb galka : 127
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Yaasiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Yaasiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: Maxaynu Hoyga uga baahannahay?

Waxaa la qoray : [ 09-12-2014 ]


Wallaahi aniga ka fikir ahaan waxaan taagersanahay Amiin iyo in lagu daro meeshaas wax walba lagu qori karo. Waanan sugi maamulka ra yigiisa mahadsanidin dhamaantiinba


Saxiixa : Yaasiin

Ninkii dhuumanaayee
dhabarkiisu muuqdee
dhakhso loo ogaadaa
sidiisi ka dhigantoo

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
kibirley
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan kibirley
Nambarka Xubinka : 45
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 207
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : kibirley Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda kibirley

   

Fulin la'aan Jawaabta: Maxaynu Hoyga uga baahannahay?

Waxaa la qoray : [ 13-12-2014 ]


Hadaan iska hadlo waxaan jeclaan lahaa in lagu daro meel logaga hadlo culimadii muslimiinta waad mahadsantihiin


Saxiixa : kibirley

Ilaahow wixii afkayga ku hadla Cisee (Adaa Casiis ahe)

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
2015-ka, baahannahay, bandhigayaa, cusub, daayo'e, darin, dhiibo, dhimie, diraya, fikirkaaga, haddii, hoyga, iimeelkan, ilaahay, inoo, kordhaan, lagana, maxaynu, nafta, ogow, qortaba, sannadda, tahay

Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Maxaynu ugu qornaa calaamaddan (@) markaynu iimeel dirayno. Halyeyga Afrika Kumbiyuutarka & Internet-ka 3 17-08-2014 01:06 PM
Ma rabtaa inaad kormeere ka noqoto Hoyga Aqoonta Afrikaan Su'aalaha iyo jawaabaha Hoyga 8 27-02-2012 05:37 PM
Dadka kheer waa uga daraa!! Maxammed Xamza Sheekooyinka 12 20-01-2012 04:27 PM
Waxaan hoyga ka codsan kibirley Su'aalaha kumbiyuutarka 4 08-10-2011 02:56 PM
Ubadka hadddaad uga baqayso Internet-ka Halyeyga Afrika Golaha Barnaamijyada 2 07-07-2011 10:32 PM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 02:31 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom