Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada sharraxan

Golaha Barnaamijyada sharraxan Waxaad ka Helaysaa Barnaamijyo ay sharxeen Aqoonyahanada

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Abdurahman Mohamed
 
Abdurahman Mohamed

Ma joogo/joogto hadda Abdurahman Mohamed

       
Nambarka Xubinka : 968
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Jun 2013
Wadanka : Dulkayga hoyo
ka qayb galka: 37
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Abdurahman Mohamed Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Sharax Muqaal ah||Samee Back Up And Restore adigo isticmalaya Farstone RestoreIT

Waxaa la qoray : [ 18-09-2013 ]



IKhwah waxa mnataa idhin wadhaa sharax muqaal ah kaso aynu ku baraneenayno barnamijka Farstone Restore IT.

Faalo

Muxu Inaga Cawinaya Softwarekan?

Waa suaal iswaydin mudan hadan ka jawabana softwarekan waxaynu oran karna waa software number 1 ama kama hoseyaba ee ino fasaxaya in aynu computerkena ka qadno backup sido kale awoodno in Restore sameen karno hadi wax cilad ah timado wuxuna softwarekan sido kale kaga duwan yahay softwareda kale ee backup sameeya in usan qadanen size aad u wayn waxaynu naqanay software inaga qata 10GB Ama 20Gb Ama wax lamida sida kuwa Microsoft sameeso ama Genie Timeline Pro ama kuwa kale ee shirkadaha kale so saranba dhaman waxa ay isticmalan size ka badan 10Gb iyo wixi udhaw balse softwarekan wuxu isticmalaya waa wax ka yar 2ilaa3 MB indha udhaxaysa waxaynu oraan karna waa mid anba u bahnen size ka wayn 4MB duruf timada moye sido kale wuxu softwarekan usan u bahnen wax external storage device ah sida hard disk flash DVD in aynu back up ku save gareeno wuxu softwarekan backup ku save gareenaya meel kamida C oo qarsoon waxana sido kale softwarekan awooda in hadi windows crush garoobo ama ay kuso baxdo dead screen kuso baxdo macnaha windows kuso kici wayo kaliya murayadu mudobato ama green ama yellow ah kuso baxdo kuwaso lo yaqan dead screen in uu kuso celin karo si fudud kaliya marka uu computerku so kaco waxa kuso baxaysa press F4 to enter Restore manager kaliya F4 marka tabato in uu kuso kaco softwareki si toosa kadibna aad awoodo in aad so ceshato backupki ugu dambeyay ee ad qaday.

Hadalka waan idhinku badiyay I cudur darta ikhwah sharaxa waxa kaliya ku sharaxay isticmaalka softwareka iyo qabka lo mamulo sido kale waxa xusid Mudan qofki aan racin video macnaha sharaxa inusan isticmali Karin softwareka wayo qabka lo active gareenaya way ka duwan tahay all dariqi aynu softwareda ku active gareen jirnay

Muqaalka Barnamijka


Sharaxa Halkan Ka dawo Isago ah tayo HD





Dejiso Barnamijka

http://archive.org/download/restoreI...estoreitv7.zip

Walaaaaaaaaaaaaaaaaaaalkin
Wacalaykumu Salam
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Sharax Muqaal ah||Samee Back Up And Restore adigo isticmalaya Farstone RestoreIT     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Abdurahman Mohamed

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Abdurahman Mohamed

Waxaan Allah Ka Baryaa in Uu Nafahnsiiyo Sida Dacwadda Loo Guto

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 370
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharax Muqaal ah||Samee Back Up And Restore adigo isticmalaya Farstone Rest

Waxaa la qoray : [ 19-09-2013 ]


Ilaahay ha kaa abaal mariyo, abaal gudka kan u sarreeyana ha ku siiyo aamiin. Run ahaantii waa barnaamij heer sare ah waxaanan kula taliyey dhallinyarada inuu kumbiyuutar walba ku jiro markaan qoraalkaaga arkay aad kaga sheekaynayso.Baarakallaahu fiik.a

Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
faysal22
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 201
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 165
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : faysal22 Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda faysal22

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharax Muqaal ah||Samee Back Up And Restore adigo isticmalaya Farstone Rest

Waxaa la qoray : [ 19-09-2013 ]


Waa heer sare laakiin walaalow naga fiiri fiidiyaha aan barnaamijkan si toosa ula degee.Mahadsandi


Saxiixa : faysal22

hamabalyaan u dirayaa

lamaanaha is doortee

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Ma qorna
Booqde
Nambarka Xubinka :
Taariikhduu xubinku is qoray golaha :
Wadanka :
ka qayb galka : n/a
Isku cel-celinta qiimaynta heereed :
Sumcada Xubinka :
Xiriirka :

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharax Muqaal ah||Samee Back Up And Restore adigo isticmalaya Farstone Rest

Waxaa la qoray : [ 04-12-2013 ]


asc asxabta hoyga mashaqeenaayo video youtube ka walahi wan ubahanahay sharaxaan hadiid so dhamesaan


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Si fudud u samee kumbiyuutarka Afrikaan Golaha Barnaamijyada sharraxan 5 27-10-2013 07:20 PM
Barnaamij la'aan samee kumbiyuutarkaaga Rooble Kumbiyuutarka & Internet-ka 3 30-07-2011 01:07 PM
Qof kaa fog u samee kumbiyuutarka Halyeyga Afrika Golaha Barnaamijyada 4 07-07-2011 11:42 PM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 07:09 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom