Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada sharraxan

Golaha Barnaamijyada sharraxan Waxaad ka Helaysaa Barnaamijyo ay sharxeen Aqoonyahanada

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Afrikaan
 
Afrikaan
Xubin sare

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

       
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka: 366
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan U qoonso kumbiyuutarka qeerkaa

Waxaa la qoray : [ 09-05-2013 ]


Bismillaahi Raxmaani Raxiim.


A salaamu Calaykum dhammaan aqoonyahannada Hoygan.


Sidaan ballanta u qaadayba waa sharraxii barnaamijkii

lagu qufulayey kumbiyuutarka adiga oo ka ilaalinaya carruurta,

asxaabta dhibta badan inay adeegsadaan kumbiyuutarka inta aad ka maqantahay.


haddaba horay aynu ka galno sharraxa oo aan u qaybiyey labo qaybood


sida loogu dejiyo (Shubo) kumbiyuutarka iyo sida loo isticmaalo.

Waxaan ilaahay ka rajayn inaan ka soo baxo howshan.


Marka aad barnaamijka la soo degto oo ahaa dabinkiisu kan.

Halkan kala soo dageeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeey



labo goor riix oo sidan ha'u soo baxdo kuna xiji (Run)





Tanaa ku xigaysa ee riix (Next)




Haddaad jeceshahay intaad meel kale ku shubto barnaamijka oo aan ahay

waxaad riixi kartaa (Browse) haddii kale (Next) riix.






gal ayuu u samayn haddaadse gal cusub u rabto oo aad magacaabayso adigu riix (Browse) ama

haddaad diiddantahay inuu u sameeyo gal riix (Don't create a start menu folde) markaana (Next)




Khaanadda 1-aad waa aykoonka barnaamija ayuu miiska kuu saari.
Khaanadda 2-aad aykoon si degdega loo galo ayuu kuu samayn.
Khaanadda 3-aad marka kumbiyuutarku soo shidmayo ayuu la shidmayaa.
Intaba sidaa ku daa haddaadan dan kale ka lahayn oo riix (Next)




(Install) riix





Shuruudaha oggolow oo riix (Agree)




Tani waa tan ugu muhimsan ee inaad iska jirto ah barnaamijyo badanna ay sidaa sameeyaan


dadka badankiisuna uma fiirsadaan oo muddo yar gudeheed wuxuu arki qofku kumbiyuutarka oo ka buuxsamay.


Tanaa sababta ee barnaamij walba marka aad la soo degayso aqoonyahan intan iska jir.

Marka hore waxay saarantay goobaabintu (Quick (recommended) oo waa la'isku khatalaaye adigu riix (Advanced)

Markaana saxda oo dhan ka fuji kana tir-tir markaana riix (Agree)




Sidan oo kale ka dhig





Hadda oggolow oo riix (Agree)




Finish riix si'uu u shidmo barnaamijku adiga oo aan saxda ka qaadin.




Markaba wuxuu kaaga muuqan saacadda agteeda ee soo fur




Shaashadda guudi waa sidan

Khaanadaha (MOUSE LOCKS) aynu sharraxno

(LOCK LEFT MOUSE BUTTON) waxaad joojin in marka kumbiyuutarka lashido jiirka farta bidix la riixo.
(LOCK MIDDLE MOUSE BUTTON) farta dhexe lama adeegsan karo waa jiirarka leh badhan 3-aad iwm.
(LOCK RIGHT MOUSE BUTTON) Farta midig lama adeegsan karo
(LOCK DOUBLE CLICK) Jiirka 2 goor ma la riixi karo. (rigth click haddaad joojisay uma baahna tani)
(LOCK MOUSE WHEEL) jooji xataa garaangirta
(HIDE MOUSE POINTER) Qari jiirka bidhaantiisa bilig-bilig leh yaan la'arkinba jiirka

Khaanadda (KEYBOARD LOCKS) Joojinta looxa fure.


Ikhtiyaarro ayuu leeyahay kuu soo baxaya marka garaangirtaas aad dhaqaajiso marna midigta marna bidixda

oo aad kala dooran karto balse sida ay hadda tahay ku daa!.

(PASSWORD) Tiroda sirta ah waa inaad labo isu eg gelisaa sida (Hoyga aqoonta ) ay ii tahay anig.


(SHOW BALLOON WINDOW WITH PASSWORD REMINDER) ka fuji khaanadda 4 geeska ah ee saxdu saarantahay.


ikhtiyaarrada kor aynu ku sharraxnay markii aad ka doorato tii aad ka heshay

riix (Ok)




Markaad kumbiyuutarka galaysid si toos ah u qor tiroda sirta ah ee aad codsatay (Password)

markaasaad arkaysaa kumbiyuutarkii oo jiirkii soo saaray si lama filaana, markaana si caadi

ah u adeegso markii aad ka baxaysidna caadi baad uga bixi una demin wax kaa daba furi karana maleh

xataa kuwa haakarku waa ku waalanayaan mas'aladaha noocan ah mana isku mashquulinayaan inay

erayga sirta barnaamijkaas raadiyaan (Wakhti dhumis bay u arkayaan)



Waxaan rajayn inaad fahantay aqoonyahan barnaamijkan wixii aad ka fahmi weydo iimeel fays-book iyo golahaba

waad ku soo codsan kartaa si aqoontu u ahaato mid la wada qaatay. A Salaamu Calaykum Aqoonyahan.
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : U qoonso kumbiyuutarka qeerkaa     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Afrikaan

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Cali Axmad
Sawirrada summadaysan Cali Axmad
Nambarka Xubinka : 955
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2013
Wadanka :
ka qayb galka : 20
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Cali Axmad Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Cali Axmad

   

Fulin la'aan Jawaabta: U qoonso kumbiyuutarka qeerkaa

Waxaa la qoray : [ 09-05-2013 ]


sharax fiican barnaamij fiicn runtii waan ka faa iiday wuuna idhibay


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
Rooble
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 4
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 168
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 40
Sumcada Xubinka : Rooble Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Rooble

   

Fulin la'aan Jawaabta: U qoonso kumbiyuutarka qeerkaa

Waxaa la qoray : [ 10-05-2013 ]


Waad ku mahadsantahay


Saxiixa : Rooble


"
Rasuulku calayhi salaatu wasalaam
"
wuxuu yiri.

"Sadaqada ugu fiicani waa inuu muslimku wax barto,markaana walaalkiisa muslinka ah baro"


Maylku tallaabuu ka bilowdaa (Maahmaah shiinays ah)



Kalgacaylka aad dalkaaga u haysaa, waa iimaanka ka bar.

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Amiin
Sawirrada summadaysan Amiin
Nambarka Xubinka : 190
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 300
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Amiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Amiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: U qoonso kumbiyuutarka qeerkaa

Waxaa la qoray : [ 10-05-2013 ]


Aniga magacaan ka helay u qoonso kkkkkk. Waad ku mahadsantahay barnaamij heer sare ah iyo sharrax ka heer sarreeya

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
Ma qorna
Booqde
Nambarka Xubinka :
Taariikhduu xubinku is qoray golaha :
Wadanka :
ka qayb galka : n/a
Isku cel-celinta qiimaynta heereed :
Sumcada Xubinka :
Xiriirka :

   

Fulin la'aan Jawaabta: U qoonso kumbiyuutarka qeerkaa

Waxaa la qoray : [ 11-05-2013 ]


waan kudhibaatoodiy sidan ugu dari lahay jawaab waxaan kahelay barnaamijka raacaya baraamijyada kudaga kumbiyuutarka maalin walba wan isweydin jiray maxaa keenay kan aqoon aad u fiican waanan idiinka mahad celin dhamaantiinba


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
aqoonyahan, arki, badankiisuna, buusamay, dadka, degayso, fahantay, fiirsadaan, goobaabintu, gudeheed, intaan, iska, jir, khatalaaye, muddo, qaatay, qofku, rajay, saarantahay, sababta, saxda, tanaa, uma, wuxuu, yar
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 10:59 AM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom