Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada sharraxan

Golaha Barnaamijyada sharraxan Waxaad ka Helaysaa Barnaamijyo ay sharxeen Aqoonyahanada

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Afrikaan
 
Afrikaan
Xubin sare

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

       
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka: 366
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Anti faayrus bilaash ah

Waxaa la qoray : [ 28-12-2012 ]


A Salaamu Calaykum

Sharraxa faayrus la dirire (AntiVirus) Bilaash ah:

Waxaan halkan ku sharraxayaa sida loola soo dego, sida looga dhigo mid sannad ku haya.

Sidaad u ogtihiinba antivirus walba wuxuu kaa codsan lacag balse Hoyga Aqoonta waa in laga helaa wax walba oo bilaash ah.


Marka hore halkan kala soo deg inta riixdid. (http://www.avast.com/en-eu/free-antivirus-download)


Markuu kuu soo dego adoo ila socda akhriste sida caadadu tahayba ku deji kumbiyuutarkaaga oo raac waxa uu kaa codsanayo.

















Hadda markaynu dhammaynay dejintiisa saacadda agteeda ka fur haddii uu furmi waayey.







Haddii kuu markaad riixdo furmi waayo farta midig ku guji oo codso. (Open Avast! User Interface




Markaa wixii ka danbeeya shaashaddan baa kuu soo baxaysa.






Haddaba haddaysan sidan ay u muuqato kuugu muuqan weydo riix







Hadda halkan ila eeg sawirku kuu muujinayo oo ay kuugu soo baxayso Adiga (Register) Anigase muddaan adeegsanayey oo waa inaan

casriyeeyaa sidaad ku aragtid sawirkaba.





Markaad iimeelka geliso qoraalkaasi wuu is beddeli wuxuuna noqon ama ku tusi inaad 365 maalmood uu kuu yahay bilaash.

Wixii intaa ka danbeeyana sannadku markuu kuu dhammaado sidaydan oo kale mar kale codso, sidan oo kalena wuu kuu noqone la soco.

Haddaba ogow intuu Barnaamij.com jiro wax walba waa bilaash balse, ha naga illaawina ra'yigiinna inaad ku dhiibataan khaanadda Facebook ee idiin soo baxaysa.Mahadsanidin.
Wixii dhib ah diyaar baan u ahay inaan ka jawaabo.


Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Anti faayrus bilaash ah     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Afrikaan

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Sawirrada layareeyey ee sawirrada la socda
Sawirka riix si'ay u weynaato

Magaca:        Avast1.jpg‎
La'arkayo:3
Ballaca:        96.1 Kiiloo baayt
Tirada:        3   Sawirka riix si'ay u weynaato

Magaca:        Avast2.jpg‎
La'arkayo:3
Ballaca:        56.3 Kiiloo baayt
Tirada:        4   Sawirka riix si'ay u weynaato

Magaca:        Avast3.jpg‎
La'arkayo:3
Ballaca:        86.1 Kiiloo baayt
Tirada:        5   Sawirka riix si'ay u weynaato

Magaca:        Avast4.jpg‎
La'arkayo:3
Ballaca:        4.4 Kiiloo baayt
Tirada:        6   Sawirka riix si'ay u weynaato

Magaca:        Avast5.jpg‎
La'arkayo:3
Ballaca:        27.9 Kiiloo baayt
Tirada:        7  

Sawirka riix si'ay u weynaato

Magaca:        Avast6.jpg‎
La'arkayo:3
Ballaca:        78.9 Kiiloo baayt
Tirada:        8   Sawirka riix si'ay u weynaato

Magaca:        Avast7.jpg‎
La'arkayo:3
Ballaca:        85.2 Kiiloo baayt
Tirada:        9   Sawirka riix si'ay u weynaato

Magaca:        Avast8.jpg‎
La'arkayo:3
Ballaca:        90.9 Kiiloo baayt
Tirada:        10   Sawirka riix si'ay u weynaato

Magaca:        Avast9.jpg‎
La'arkayo:4
Ballaca:        56.3 Kiiloo baayt
Tirada:        11  
Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika


Isku toosintii ugu danbaysay waxaa sameeyey Afrikaan ; 29-12-2012 saacaddu 02:09 PM Sabab kale: Waxaa loo wareejiyey booskuu lahaa
Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
libaaxyar
Sawirrada summadaysan libaaxyar
Nambarka Xubinka : 200
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 75
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : libaaxyar Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda libaaxyar

   

Fulin la'aan Jawaabta: Anti faayrus bilaash ah

Waxaa la qoray : [ 02-01-2013 ]


Asxbtii maxa ku dhacay jawaab la aan maalmahaan. sannad wanagsan asxbtayda qaligaa. howshan fiican waan kaaga mahad naqayaa.


Saxiixa : libaaxyar

Libaaxa yari ixtiraankiisuu mudanyahaye lasoco

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
Amiin
Sawirrada summadaysan Amiin
Nambarka Xubinka : 190
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 300
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Amiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Amiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: Anti faayrus bilaash ah

Waxaa la qoray : [ 13-02-2013 ]


Afrikaan horta waxaa i wareeriyey barnaamijkan la dhaho kasbariski oo iga dhacay wuuna i waalay allaylehe haddaan ka seexan karaa markaan casharkan arkay kii horana waan masaxay. Waxaan ku leeyahay guulayso.

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
faysal22
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 201
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 165
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : faysal22 Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda faysal22

   

Fulin la'aan Jawaabta: Anti faayrus bilaash ah

Waxaa la qoray : [ 18-02-2013 ]


yaasalaam waan ubaahnaa barnaamijkaan wallee in laguu mahadnaqo maahee wax kale malaha waa mahadsantahay oomahadsantahay


Saxiixa : faysal22

hamabalyaan u dirayaa

lamaanaha is doortee

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
ah, antivirus, bilaash, dego, dhigo, dirire, faayrus, furmi, haddii, halkan, haya, ku, kuu, la, looga, loola, markaad, mid, riixdo, sannad, sharraxa, sharraxayaa, sida, soo, waxaan
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Weli ma'isku dayday inaad anti faayrus kaaga ka qaaddo imtixaan yacni Test? Rooble Kumbiyuutarka & Internet-ka 3 23-04-2014 04:40 PM
bilaash maahee murtida ninkii barta baa ka bogan abwn: cabdi rabbi caaqil Gabayada 10 05-03-2012 11:58 PM
Faayrus la dirire wanaagsan. Halyeyga Afrika Kumbiyuutarka & Internet-ka 0 24-04-2011 06:25 PM
Faayrus ka'eeg kumbiyuutarkaaga Rooble Kumbiyuutarka & Internet-ka 2 14-04-2011 03:26 PM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 02:16 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom