Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada

Golaha Barnaamijyada Waa barnaamijyoda kumbiyuutarradu ay ku shaqeeyaan dhammaantood

Mowduuc xiran
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
 
Rooble
Xubin Fir-Fircoon

Ma joogo/joogto hadda Rooble

       
Nambarka Xubinka : 4
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka: 168
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 40
Sumcada Xubinka : Rooble Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Barnaamijka Winrar

Waxaa la qoray : [ 01-06-2011 ]


Waad salaamantahay saaxiib.

Barnaamijka Winrar oo yareeya barnaamijyada culayskooda ama

baaxaddooda ayaan halkan idiinku soo bandhigayaa

waxaanan rajaynayaa inaad ka faa'iidaysataan.


Barnaamijkan wuxuu kuu samaynayaa haddii aad barnaamij weyn

ku aragto kumbiyuutar kale oo falaash-ku kaa buuxsamay

wuxuu ka dhigayaa oo uu ka dhigayaa baaxad yar oo lagu qaadi

karo Falaash-ka markaa aad haysatid.


Waana barnaamij sharrixiisa aad ka heli kartid barnaamijyada sharraxan.


Waana kan dabinkiisiiye la soo deg isaga oo dhan watana Seriyaal-kiisii.

Winraar 32 bit ah


Halkanna waad kala degi kartaa
http://downloads.ziddu.com/download/...rar32.rar.html


Isagoo 64 bit ahna waakan


Ama Halkan


Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Barnaamijka Winrar     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Rooble

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Rooble


"
Rasuulku calayhi salaatu wasalaam
"
wuxuu yiri.

"Sadaqada ugu fiicani waa inuu muslimku wax barto,markaana walaalkiisa muslinka ah baro"


Maylku tallaabuu ka bilowdaa (Maahmaah shiinays ah)



Kalgacaylka aad dalkaaga u haysaa, waa iimaanka ka bar.


Isku toosintii ugu danbaysay waxaa sameeyey Halyeyga Afrika ; 04-07-2014 saacaddu 03:08 AM Sabab kale: Dabin go'an
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
kibirley
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan kibirley
Nambarka Xubinka : 45
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 207
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : kibirley Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda kibirley

   

Fulin la'aan Naq Barnaamijka Winrar

Waxaa la qoray : [ 07-07-2011 ]


Runtii haddaan arkay sidaan uga soo qayb galay
ma raadin ee aad baad ugu mahadsantahay barnaamijkan
maantaan u baahday.Mahadsanid markoo kale.


Mowduuc xiran

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
baaxaddooda, buuxsamay, culayska, falaash, hoyga barnaamijyada, yareeya
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Sharraxa barnaamijka faylasha yareeya (Winrar) Rooble Golaha Barnaamijyada sharraxan 14 02-09-2011 11:05 AM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 01:25 AM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom