Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada sharraxan

Golaha Barnaamijyada sharraxan Waxaad ka Helaysaa Barnaamijyo ay sharxeen Aqoonyahanada

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
 
Halyeyga Afrika

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

       
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka: 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Sharraxa barnaamijka photoScape ee sawirrada

Waxaa la qoray : [ 21-05-2012 ]




Salaamu Calaykum.

Wacalaykuma Salaam.


Sharraxa barnamaijka PhotoScape.

Waa barnaamij ka fiican Photoshop oo ka dhib yar intuu doono!.

Sidaad ula socotaba ka shaqaynta sawirradu waa iska sahlantahay laakiin, waxay u baahantahay

inaad xiisayso iyo in kale.

Aynu bilowno sharraxa barnaamijkan oo aan maanta ka gudbay dejintiisa oo aad baratay hadda akhriste.

Barnaamijkani waa mid ah bilaash

Barnaamijka meelo meelo ayaa jirta aanan sharraxayn oo aan ka tagayo oo aan kuu ahayn muhim danna aadan ka yeelanaynine sidaa ula soco.


Haddaba kala soo dag halkan oo midabkan riix (Waana bogga rasmiga ah)

Haddaba sharrixii aynu bilowno oo aynu la soconno.

Sidaan horay u barannayba adiga oo sharraxa fiirsanaya ku shaqee barnaamijka oo mar walba adeegso (Ctrl+Del) ama hadduu kumbiyuutarkaagu yahay mid casri ah oo aad ka weydo Del (Ctrl iyo labo fallaarood oo kala jeeda ayaad ku arkaysaa meesha ay ku qorantahay Caps Lock korkeeda) marka adiga oo haya Ctrl riix Labadaas fallaarood.

Sawirka ayaan ku qoray sharraxa.


Sawirka guud marka barnaamijka la shido.





Editor















































Ugu danbayntii tan ayaan ku sameeyey barnaamijkan balse, adigu waxaad ku noqon kartaa qof xariif ku'ahe dadaal samee mar walba.


Ogow wakhti badan baan ku bixiyey sharraxane, xataa haddii sharruxu ku qancin waayo fadlan ii soo sheeg wixii aad ku qanci weydo ee ha noqon akhriste aan ka hadlin ama ii sheegin meeshaan ka khaldamay. Mahadsanid.
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Sharraxa barnaamijka photoScape ee sawirrada     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Halyeyga Afrika

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Amiin
Sawirrada summadaysan Amiin
Nambarka Xubinka : 190
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 300
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Amiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Amiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa barnaamijka photoScape ee sawirrada

Waxaa la qoray : [ 21-05-2012 ]


Anigu markaan arkaan ka jawaabaye la soco Halyeyga Afrika waanad ku mahadsantahay barnaamijkan ku soo daaliyey.


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
faysal22
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 201
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 165
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : faysal22 Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda faysal22

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa barnaamijka photoScape ee sawirrada

Waxaa la qoray : [ 21-05-2012 ]


mar walba golahan wax fiicna baa laga helaa mahadsanid sidaana noo xiise geli sxb


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Soomaali
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 249
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Sep 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 126
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : Soomaali Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Soomaali

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa barnaamijka photoScape ee sawirrada

Waxaa la qoray : [ 21-05-2012 ]


yaa salaam yaa salaam barnaamijkaan raadinayay waakanaa mahadsanid boqoliiba boqol


Saxiixa : Soomaali

Somaalaay qarnigeennan
Qudha aan is jarayno
Qaarba qaarka xasuuqi
Qabiil la'isugu faani
Qarankii ka gadoodnay
Quraankii dafirayno
Qarribnoo dhaqankeenni
Qummanaantaba diidney
Haddii aynan qabsoomin
Qaaddirkeenna u laaban
Qolyahaas la halaagay
Qiyaas soow kama raacno?

Abwaan Cabdi Rabbi: Gabayaaga Qarnigan

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
ruunyarey
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan ruunyarey
Nambarka Xubinka : 194
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka : Adduunka
ka qayb galka : 209
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : ruunyarey Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda ruunyarey

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa barnaamijka photoScape ee sawirrada

Waxaa la qoray : [ 21-05-2012 ]


Mar walba halyey ahow saasaa la rabaa. Barnaamij qiimo leh ku mahadsanid.


Saxiixa : ruunyarey

Adduun waa aqoon & qalinkoo aad hayso
iyo maraad jalaato qabow cunayso

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
Guuleed
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 186
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 166
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Guuleed Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Guuleed

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa barnaamijka photoScape ee sawirrada

Waxaa la qoray : [ 21-05-2012 ]


anigu mahadsanid keliya madhahayoo waxaan ku darayaa qiimaynta u fiican.


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 7 )
xusuuste1aad
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 192
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 102
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : xusuuste1aad Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xusuuste1aad

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa barnaamijka photoScape ee sawirrada

Waxaa la qoray : [ 21-05-2012 ]


ajar allaha kaasiiyo waa cashar wanaagsane vivahoyga aqoonta


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 8 )
xuseen
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan xuseen
Nambarka Xubinka : 30
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 265
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : xuseen Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xuseen

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa barnaamijka photoScape ee sawirrada

Waxaa la qoray : [ 21-05-2012 ]


Waa barnaamij loo baahnaa iyo sharrax ka sii fiican oo aan anigu gaar ahaan ku leeyahay Ku Mahadsanid

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 9 )
samiira
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan samiira
Nambarka Xubinka : 9
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Lagama maarmaanku waa dalka Hooyo
ka qayb galka : 160
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 20
Sumcada Xubinka : samiira Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda samiira

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa barnaamijka photoScape ee sawirrada

Waxaa la qoray : [ 21-05-2012 ]


Mahadsanid Halyeyga Afrika horumar joogto ah

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 10 )
maxamad maxamuud
Booqde
Nambarka Xubinka :
Taariikhduu xubinku is qoray golaha :
Wadanka :
ka qayb galka : n/a
Isku cel-celinta qiimaynta heereed :
Sumcada Xubinka :
Xiriirka :

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa barnaamijka photoScape ee sawirrada

Waxaa la qoray : [ 21-05-2012 ]


intaan arkayay websaaytyo soomaaliya kan ugu heerka sareeya waa kan waxaanan leeyahay oo idinkula talinayaa inaad sidaa ku wadaan oo aydaan howshaas iyada ah ka niyad jabin barnaamijkanina waa mid aan runtii anigu ka helay mahadsanidin dhallinyaro kheer alaha idin siiyo.


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
baahantahay, barnaamij, barnaamijka, bilowno, dhib, doono, fiican, gudbay, inaad, intuu, iska, kale, laakiin, photoscape, photoshop, sahlantahay, sawirradu, shaqynta, sharraxa, sidaad, socotaba, ula, waxay, xiisayso, yar
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Sharraxa barnamaijka sawirrada yareeya Amiin Golaha Barnaamijyada sharraxan 11 26-07-2012 08:32 PM
Barnaamijka sawirrada yareeya Amiin Golaha Barnaamijyada 5 02-06-2012 11:35 PM
Sharraxa Barnaamijka ugu caansan sawirrada. Rooble Golaha Barnaamijyada sharraxan 8 10-09-2011 06:07 PM
Barnaamijka ugu caansan sawirrada. Rooble Golaha Barnaamijyada 1 06-04-2011 05:18 PM
Barnaamijka sameeya sawirrada soc-socda Rooble Golaha Barnaamijyada 0 24-03-2011 05:35 PM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 01:24 AM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom