Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Aqalka Aqoonta Guud
> Aqoonta Guud

Aqoonta Guud Halkan waxaad ka helaysaa aqoon guud oo ku saabsan sida ugu sahlan ee aad golahan ugaga faa'iidaysan lahayd iyo wixii kale ee aan golaha lagu darin illaa hadda.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan kibirley
 
kibirley
Xubin Fir-Fircoon

Ma joogo/joogto hadda kibirley

       
Nambarka Xubinka : 45
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka: 207
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : kibirley Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Ma'ogtahay lagana yaabee

Waxaa la qoray : [ 29-05-2011 ]


Bismillaahi Raxmaani Raxiim

Aqoon la yaab leh.

Is weydaarsiga aqoontu waa muhim
marka waxaan idiin soo bandhigayaa
aqoon cusub oo aan rajaynayo dhallin-
yaradeennu waxa ay ka maqlaan ama
ka akhristaan Internet-ka inay soo
bandhigaan.

Runtii wax walba maammulku i bar
muddayna iga qaadatay inaan soo bandhigo
waxaan jeclahay. Laakiin ha ila yaabina qoraaga
afrikaan baan ka maseeray siduu wax u qorana ka
helaa.

marka sheeko uu soo gudbiyaan tix raacayaaye ha
ila yaabin.
ku mahadsanidin waa inaan dadka u mahad naqo.

Ma'ogtahay maroodigu hadduu dhinto
isagoo taagan inuu saacado taagnaanayo
intuusan dhulka ku dhicin.


Ma'ogtahay labka dawaco (ninka)ah (Waa dadka
aan u aqoone)kkkkk.
inuusan hal dheddig oo dawaco guursado intuu
noolyahay.Hadday ka dhimatana inuusan mid kale
guursan intuu noolyahay.
Haddiise uu labku dhinto dawacada dheddigi
kama leex-leexato inay guursato lab kale.



Ma'ogtahay gorayadu inay noolaato illaa 75 sano
waxayna dhali kartaa illaa ay ka gaarayso 50 jir




Ma'ogtahay madaxa masku inuu wax qaniini karo
marka la gooyo illaa nus saac marka la gooyo ka
dib.


Waxaa jira jaad ka mid ah quraanjada oo dilaa ah
oo weerara quraanjada kale ee la'ah deriska
iyagoo markaa dila boqortooyadooda waxay haystaanna
ka dhaca. Markaa ka dibna soo kaxaysta inta ka hadhay
quraanjadaas oo ay ka dhigtaan addoon.


Waxay u fiirsadeen culimadu in quraanjadu hamaansato
markay subixii hurdada ka soo kacaan.


Ma'ogtahay 50% jirjirroolaha adduunka ku nooli inuu
ku noolyahay dalka (Madagashgar)



Sannado ka hor (Biriq/Danab) baa ku dhuftay garoon
kubadeed oo ku yaal dalka Koongo iyagoo cayaaraya.
Waxaase la yaab leh (Biriqdaasi/Danabkaasi) wuxuu dilay
oo keliya dhammaan cayaartoydii fariiq keliya fariiqii
kalena wax gaaray maleh. Subxaana laah



Baaxadda qorraxdu waxay u dhigantaa 330330 goor
marka la bar-bar dhigo baaxadda dhulka.



Qofku markuu dhasho wuxuu ku dhashaa isaga oo leh
300 oo laf balse,tiradaasi waxay ku noqotaa 206
lafood markuu qaan gaaro.


Ma'ogtahay Muruqa ugu xoog badan jirka qofka waa Carrabka




Ma'ogtahay boqortooyada (Lesooto) inay ku dhex taallo
dalka Koonfur Afrika.


Ma'ogtahay in shiinuhu leeyahay ka badan 50.000 oo webi.



Marka la'isku daro lacagta saddexda ugu qanisan adduunku
inay ka badantahay 600 oo milyan oo qof inta sannadkii soo
gasha oo adduunka ku nool. Subxaana laah.

Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Ma'ogtahay lagana yaabee     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: kibirley

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 366
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Fulin la'aan Naq Ma'ogtahay lagana yaabee

Waxaa la qoray : [ 30-05-2011 ]


Waan ku faraxsanahay inaan arko wax raadkayga haya.

Kibirley ku mahadsanid horudhaca iyo aqoonta guud ee aad soo gudbisay.

Horay u soco hana istaagin iskuna day aqoontaada iyo wixii aad inter-netka aad
ka hesho inaad soo bandhigto.


Tan kale dadku waxay jecelyihiin inaad qoraalkaaga meel dhexe ku bandhigto waa
haddaad adigu ka hesho.Mahadsanid mar kale.

Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Ma'ogtahay? Halyeyga Afrika Aqoonta Guud 4 25-03-2011 02:05 AM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 02:07 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom