Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Aqalka Kumbiyuutarka % Internet-ka
> Kumbiyuutarka & Internet-ka

Kumbiyuutarka & Internet-ka Waxaa ku jira wixii ku saabsan kumbiyuutaka iyo internet-ka wixii looga shaqayn lahaa..

Mowduuc xiran
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
 
Rooble
Xubin Fir-Fircoon

Ma joogo/joogto hadda Rooble

       
Nambarka Xubinka : 4
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka: 168
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 40
Sumcada Xubinka : Rooble Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan iimeelka adkee

Waxaa la qoray : [ 03-05-2011 ]


Bismillaahi Raxmaani Raxiim

Iimeelka kilmad sira (Password) oo adag u samee.

Badanaa dadku waxay adeegsadaan oo quful u ah

iimeelladooda tirooyin sir oo sahlan taasoo, haddii

kuwa ahi (Haakarka) ay si sahlan ku jabsan karaan ama

qof caadi ahi uu isku dayi karo inuu malo awaalo.

Halkan waxaan ku arkaynaa tirooyinka ugu fiican

inkastoo aysan ku dhib badnayn qofka aqoonta

u leh inuu jabsado ama galo wixii damac ka galo.

Laakiin,waqti bay ka qaadanaysaa jebinteeda

iyo helidda tirada sirta ah ee adagi.

Marka hore isku day inaad geliso tiroyinka noocan ah

adigoo haya (Shift) riixayana (12345678) oo kala dooro

(!@#$%^&*).

Mana aha inaad isku xijiso.

Ka soo qaad magacaagu waa Rooble


Sidan u'adeegso

(Rooble$#@%@52524252!@%%#%%)

Waa inuu ka koobanyahay xarfo iyo tirooyin iyo calaamadaha

muuqanaya markaad hayso (Shift).


Waxaad ku sii adkayn kartaa adiga oo adeegsanaya

xarfaha waa weyn iyo kuwa yar-yar adigoo gelinaya

iskuna dhex daraya sida:

(bArNaAmIjCoM$#@!879656565rOoBlE).


Haddaad jeceshahay waxaad isku dari kartaa xarfo iyo tirooyin

iyo adigoo raacinaya mar walba calaamadahaas sida:

f8k3xo#$$@^T%$$@@dk3@@#55652BRICKDE

Ogow markaad tirooyinkaas geliso kama ammaan helaysid

aqoonyahannada ama Haakarka balse waqtigaad ku dheeraynaysaa

sababtoo ah iyaguba waxay adeegsanayaan barnaamijyo u gaar ah.

Waxaan filayaa dadkii tirada sirta ahaydi u'ahayd (123456)

iyo tiroda teleefanka ama taariikhda dhalasho inay beddelayaan

sababtoo ah iimeelku waa shay ku khuseeya oo ehel iyo saaxiib

ku aragtid sirtoodana ku kaydisid iyo waxa idinka dhexeeya adna

ma jeclid sirtaadu inay dibedaha u baxdo..

Waa la'idin salaamay.
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : iimeelka adkee     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Rooble

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Rooble


"
Rasuulku calayhi salaatu wasalaam
"
wuxuu yiri.

"Sadaqada ugu fiicani waa inuu muslimku wax barto,markaana walaalkiisa muslinka ah baro"


Maylku tallaabuu ka bilowdaa (Maahmaah shiinays ah)



Kalgacaylka aad dalkaaga u haysaa, waa iimaanka ka bar.

Mowduuc xiran
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Sidee loogu sameeyaa filter iimeelka Halyeyga Afrika Kumbiyuutarka & Internet-ka 1 15-05-2012 04:05 AM
Iimeelka hotmeel ma kaa lumay Afrikaan Kumbiyuutarka & Internet-ka 6 09-04-2012 05:38 PM
Soo cesho iimeelka kaa lumay ee yahoo. Afrikaan Kumbiyuutarka & Internet-ka 5 07-04-2012 12:18 AM
Yaa kaa dhaxli Iimeelka Halyeyga Afrika Aqoonta Guud 10 26-09-2011 01:19 PM
Sida ugu sahlan ee Iimeelka loo jabsado Halyeyga Afrika Kumbiyuutarka & Internet-ka 0 26-03-2011 03:20 AM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 11:01 AM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom