Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Murtida
> Halxiraale & Xujooyin

Halxiraale & Xujooyin Halxiraale iyo xujooyinkaa lagu soo bandhigayaa.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
 
Maruf

Ma joogo/joogto hadda Maruf

Nambarka Xubinka : 1035
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Dec 2014
Wadanka :
ka qayb galka: 3
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Maruf Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Ninna Maankii ma saluugo

Waxaa la qoray : [ 08-12-2014 ]

Asc Asxbta dhamaantiin waa idin salaamay. Runti waan la dhacay arimaha iyo garaad kordhinta aad meesha ku haysaan. Bal aan isku barano midaan.

Maskaxdaada Tuuji.

waxaad haysataa 7kiilo oo dahab ah oo iskudhagan. waxaad timid muqdisho adigoo safar ah, magaalada qofna kama taqaanid, waxaad rabtaa inaad Kismaayo u gudubtid, waxaaana loo soconaa 7 habeen, waxaad heshay hal nin oo ku caawiya kuna geeya kismaayo, lkn waxaad ku heshiiseen in habeen walbo aad siiso 1kiilo oo dahab ah. ma dhihi kartid halmar ayaa ku wada siinaa ama 2 habeenba mar, waa inaad siisaa habeen walbo 1kiilo, dheeri majiro, naaqus majiro. sidaa ogtahay dahabka waa isku dhaganyihiin, waxaad u baahtahay inaad jarjarto, sida daraateed waxaad haysataa 2 mindi, lkn midiiba hal mar ayaa isticmaali kartaa, mar labaad ma shaqeyneeso waa (one time use). ugu dambeyn waxaa la gaaa rabaa inaad ninkaas wixiisa siiso si aad u gaarto Hadafkaaga.
F.G. u qaado wax walbo sida aan u qoray.
By: Amin Maruf

Mowduucyo dheeraad ah

Mowduucii hore : Ninna Maankii ma saluugo     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Maruf

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 370
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

Degdeg Jawaabta: Ninna Maankii ma saluugo

Waxaa la qoray : [ 08-12-2014 ]

Wallaahi waa mid adag balse, aan ka soo fekero wax ii qashana raadsado Amin Maruf gacmo furan ayaannu kugu soo dhowaynaynaa dhammaantayo. Laakiin sxb in su'aal fudud aad ku bilowdid miyaanay ku fiicnaan lahay? kkkkk. Wax fura lama waayayo inshaa'allaah adna mar kale si gooniya aan kuu soo dhaweeyo ee soo dhowow.

Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
Amin Maruf
Booqde
Nambarka Xubinka :
Taariikhduu xubinku is qoray golaha :
Wadanka :
ka qayb galka : n/a
Isku cel-celinta qiimaynta heereed :
Sumcada Xubinka :
Xiriirka :

Fulin la'aan Jawaabta: Ninna Maankii ma saluugo

Waxaa la qoray : [ 09-12-2014 ]

waad mahadsantahay sxb Afrikaan Waan kaa gudoomay soo dhaweyntaada wacan. Hhhhh waxaan hubaa inaa tihiin dad u saaxiib ah Xujada iyo Hal-xidhaalaha, sidaa awgeed baan furfurasho ka dhigay midaan.
Aaway Asxbta kale waan sugooyaa.

waad mahadsantihiin dhamaantiin.

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Yaasiin
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 858
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Dec 2011
Wadanka : barnaamij.com
ka qayb galka : 127
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Yaasiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Yaasiin

Fulin la'aan Jawaabta: Ninna Maankii ma saluugo

Waxaa la qoray : [ 09-12-2014 ]

horta kama jawaabayo ee waxbaan ku darsan muran yar ileen muran ma dhaafaynee. Maxay tahay Maruf dahabka midida loo qaaadanayo kkkk. runtii waa xujo igu adkaatay ee bal abwaan cabdirabi iyo raadiya abwaan xasan xaashi mahadsanid maruf

Saxiixa : Yaasiin

Ninkii dhuumanaayee
dhabarkiisu muuqdee
dhakhso loo ogaadaa
sidiisi ka dhigantoo

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
Amin Maruf
Booqde
Nambarka Xubinka :
Taariikhduu xubinku is qoray golaha :
Wadanka :
ka qayb galka : n/a
Isku cel-celinta qiimaynta heereed :
Sumcada Xubinka :
Xiriirka :

Fulin la'aan Jawaabta: Ninna Maankii ma saluugo

Waxaa la qoray : [ 09-12-2014 ]

Ka qayb galkan waxaa horay u qoray oo diyaariyey Maruf tusmo ka qayb gal

Asc Asxbta dhamaantiin waa idin salaamay. Runti waan la dhacay arimaha iyo garaad kordhinta aad meesha ku haysaan. Bal aan isku barano midaan.

Maskaxdaada Tuuji.

waxaad haysataa 7kiilo oo dahab ah oo iskudhagan. waxaad timid muqdisho adigoo safar ah, magaalada qofna kama taqaanid, waxaad rabtaa inaad Kismaayo u gudubtid, waxaaana loo soconaa 7 habeen, waxaad heshay hal nin oo ku caawiya kuna geeya kismaayo, lkn waxaad ku heshiiseen in habeen walbo aad siiso 1kiilo oo dahab ah. ma dhihi kartid halmar ayaa ku wada siinaa ama 2 habeenba mar, waa inaad siisaa habeen walbo 1kiilo, dheeri majiro, naaqus majiro. sidaa ogtahay dahabka waa isku dhaganyihiin, waxaad u baahtahay inaad jarjarto, sida daraateed waxaad haysataa 2 mindi, lkn midiiba hal mar ayaa isticmaali kartaa, mar labaad ma shaqeyneeso waa (one time use). ugu dambeyn waxaa la gaaa rabaa inaad ninkaas wixiisa siiso si aad u gaarto Hadafkaaga.
F.G. u qaado wax walbo sida aan u qoray.
By: Amin Maruf
waad mahadsantihiin dhamaan axbta. Afrikaan waad ku mahadsantahay soo dhaweynta diiran.
haa su'aashan midida dahab way goysaa, Kismaayana 7 cisho ayaa loo soconaa, ok wax walbo u qaado siday tahay.
heedhe Meey asxbtii kale Hhhhhhhh

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
Maruf
Nambarka Xubinka : 1035
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Dec 2014
Wadanka :
ka qayb galka : 3
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Maruf Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Maruf

Fulin la'aan Jawaabta: Ninna Maankii ma saluugo

Waxaa la qoray : [ 09-12-2014 ]

waad mahadsantihiin dhamaan axbta. Afrikaan waad ku mahadsantahay soo dhaweynta diiran. Hhhh waxaan ku ogahay meesha dad maanka u saaxiib ah.
haa su'aashan midida dahab way goysaa, Kismaayana 7 cisho ayaa loo soconaa, ok wax walbo u qaado siday tahay.
Awaay abawaanadii u saaxiibka ahaa Hal=xidhaalaha.

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 7 )
samiira
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan samiira
Nambarka Xubinka : 9
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Lagama maarmaanku waa dalka Hooyo
ka qayb galka : 160
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 20
Sumcada Xubinka : samiira Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda samiira

Fulin la'aan Jawaabta: Ninna Maankii ma saluugo

Waxaa la qoray : [ 03-01-2015 ]

Haddaan isku dayo Maruf

Marka hore 4 qaybood oo meeli tahay 2 hal hal kiilo ah.

Maalinta u horraysa waxaad siinaysaa kiilo

Maalinta ku xigtana kiiladii ka qaad oo sii 2 kiilo

maalinta 3aadna hal kiilo sii
maalinta 4raadna ka qaad halka kiilo oo 2 kiilo sii.

maalinta 5naadna sidoo kale ha
l kiilo sii

6xaadna sii halkii kiilo ka qaad oo sii labo kiil
maalinta 7aadna halkii kiilo sii

sidaasaana lagu kala jooga

Inaan soo dhaweeyaan u malayn

Mahadsanid Maruf

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 8 )
Maruf
Nambarka Xubinka : 1035
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Dec 2014
Wadanka :
ka qayb galka : 3
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Maruf Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Maruf

Fulin la'aan Jawaabta: Ninna Maankii ma saluugo

Waxaa la qoray : [ 03-01-2015 ]

Ka qayb galkan waxaa horay u qoray oo diyaariyey samiira tusmo ka qayb gal

Haddaan isku dayo Maruf

Marka hore 4 qaybood oo meeli tahay 2 hal hal kiilo ah.

Maalinta u horraysa waxaad siinaysaa kiilo

Maalinta ku xigtana kiiladii ka qaad oo sii 2 kiilo

maalinta 3aadna hal kiilo sii
maalinta 4raadna ka qaad halka kiilo oo 2 kiilo sii.

maalinta 5naadna sidoo kale ha
l kiilo sii

6xaadna sii halkii kiilo ka qaad oo sii labo kiil
maalinta 7aadna halkii kiilo sii

sidaasaana lagu kala jooga

Inaan soo dhaweeyaan u malayn

Mahadsanid Maruf
Waad mahadsantahy. dadaalkaaga ma yara, lkn midida waxaad isticmaashay 3 mar waxaana laguu ogolyahay 2mar. mida kale habeen uu leeyahay 3 kiilo ma siin kartid 2 ama 4 kiilo habeen walbo tirada ay tahay oo kiilo ayuu kaa rabaa sida
habeen 1aad= 1 kiilo dahab
habeen 2aad= 2 kiilo
habeen 3aad=3 kiilo ok siddaa ku soco

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 9 )
abdinoor
Booqde
Nambarka Xubinka :
Taariikhduu xubinku is qoray golaha :
Wadanka :
ka qayb galka : n/a
Isku cel-celinta qiimaynta heereed :
Sumcada Xubinka :
Xiriirka :

Fiican Jawaabta: Ninna Maankii ma saluugo

Waxaa la qoray : [ 10-01-2015 ]

asc marka hore salaan qaali ah ka dib hadaan isku dayo kawaabta

horta mindida waxa ay tiiba leedahay 2af ama 2bada dhican af ayey ku leeyihiin saas haddii ay tahey
waxa uusameynaya waxa uu 4-ta af ee mindiyaha isticmaalayaa 4 times ama afar mar waxa uuna dahabka ka dhigayaa 2bo meel ah 2bo kale oo meel ah 1 meel ah 1 meel oo kale oo meel ah iyo mid kale waa
waxa jaridda uu isticmaaley four times oo ah four edges of de 2 knives

habenka 1aad mid sii
habeenka 2aad mid kale sii
habeenka 3aad mid kale sii
habeenka 4aad mid ka celi oo labo isku dhagan sii ( waa tii habeenka 3aad iyo 4aad)
habeenka 5aad middi aad ka ceshatay sii
habeenka 6aad ka qaado oo 2bo isku dhagan siih( waa tii habeenka 5aad iyo 6aad)
habeen 7aad middii kuu hartay oo habeynkii 6aad aadka ceshatay sii

plz haddaan qaldanahay iyo haddii kaleba jawaab

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 10 )

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
7kiilo, arimaha, asc, asxbta, barano, dahab, dhacay, dhamaantiin, garaad, haysaan, haysataa, iskudhagan, kordhinta, magaalada, maskaxdaada, meesha, midaan, muqdisho, qofna, runti, safar, salaamay, taqaanid, timid, tuuji

Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 06:18 PM.

Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom