Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Aqalka Kumbiyuutarka % Internet-ka
> Kumbiyuutarka & Internet-ka

Kumbiyuutarka & Internet-ka Waxaa ku jira wixii ku saabsan kumbiyuutaka iyo internet-ka wixii looga shaqayn lahaa..

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
 
Halyeyga Afrika

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

       
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka: 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Sidee u shaqeeyaa VLSM

Waxaa la qoray : [ 08-11-2015 ]


Qoraalkan waxaan ka soo guuriyey Barocom.net

http://www.barocom.net/showthread.php?p=12#post12 oo halkan waad ka akhrisan kartaa.

Qoraalkani wuxuu u fiicanyahay dadka internetka jecel inay guriga u qaybiyaan ama, baranaya waxa ku saabsan Network ama shabakadaha.
Waxaa qoraalkan diyaariyey Eng Yasin.

VLSM oo laga soo gaabiyey (Variable Lenght Subnet Masking) waa nooc u ogolaanaya qofka Network Administraytarka ah in uu qeybiyo IP address isbeyska, isagoo u kalaqeybinaya subnetyada cabiro kala duwan,wuxuuna ka duwan yahay kan caadi ah ee (simple same-size Subnettinka)
Hadii si caadi ah loo macneeyo (Variable Lenght Subnet Masking) VLSM waxaa la oran karaa (Subnetting a subnet) Hadii aan isku dayo in aan sii fasiro, VLSM waa kala jarjarida IP addresska iyadoo laga dhigayo noocyo kal duwan, iyadoo islamarkaa la raacayo,waxyaabaha horay loo dejiyay, iyo ka hortegida IP addressyada macna la'aanta loo lumiyo.
Sida keliya oo aad ku fahmi kartid VLSM, waa adigoo si fiican u fahma dhismaha IP addresyada.
Sida ugu fudud ee aan ku baran karno sida loo sunbnet gareeyo subnet (VLSM) waa in aan eegnaa tusaalaha iyo sawirka hoos ku yaala.



Hadii aad eegtid sawirka dusha ku yaala, waxaa inoo yaala seddex (LAN) Local Area Network oo isku wada xiran, iyagoo weli ku sii xiran laba (WAN) Wide Area Network.
Waxa ugu horeeya oo la doonayo in aad ogaatid waa imisa nambar oo subnets iyo hosts ah, kan oo kale ISP (Internet Service Provider) wuxuu yiri isticmaal 192.168.1.0/24 oo ah klaas C (Class C)

HQ = 50 host

RO1 = 30 hosts

RO2 = 10 hosts

2 WAN links

Waxaan isku da'yeynaa in aan subentgareyno 192.168.1.0/24 si ay isu gartaan netwooga (Network) kaasoo u ogolaanaya 254 host, waxaa muhiim ah shaqooyinka noocan ee siisko (Cisco) hadii aad ka shaqeysid, in aad mar walba aad jeebka aad ku wadatid qoraalka taybalka ah ee hoos ku qoran aad ayuu muhiim u yahay.


Bit Value


128

64

32

16

8

4

2

1

Bits Borrowed


1

2

3

4

5

6

7

8

Subnet mask


128

192

224

240

248

252

254

255

Subnet Prefix /CIDR


/25

/26

/27

/28

/29


Waxaan ka bilaabeynaa HQ wata 50ka Host, adigoo isticmaalaya taybalka kor ku yaala.
Waxaan soo deyminaynaa(Borrowing) 2 bits oo wata qiimaha (value) 64. kani waa meesha ugu dhow ee aan ka heli karno 50 hosts.


HQ - 192.168.1.0 /26 Cinwaanka netwooga

HQ = 192.168.1.1 Gateway address

192.168.1.2, Cinwaanka koowaad ee la isticmaali karo.

192.168.1.62- Cinwaanka ugu danbeeya ee la isticmaali karo. Isugeynta cinwaanada isbeyska -192.168.1.2 to 192.168.1.62

192.168.1.63 Waa Cinwaanka laliska (Broadcast) (Waxaad xasuusataa in aad u keydisid (reserve) cinwaanka koowaad iyo kan ugu danbeeya si ay u isticmaalaan netwooga iyo laliska ( Broadcast)

HQ Network Mask 255.255.255.192 waxaan haynaa 192 inagoo raacinay qiimaha bitka ee bidixda iyo kan aan soo amaahaney = 128+64=192
HQ Cinwaankiisa sidan ayuu u egyahay 192.168.1.0 /26.



RO1 = 30 hosts

Waxaan amaahaney 3 bits oo qiimihiisu yahay 32; kani waa nambarka kan ugu dhow ee hostiga uu u baahanyahay.

RO1 cinwaankawuxuu ka bilaabanayaa 192.168.1.64 - Cinwaanka netwooga

Iminka waxaan isku dareynaa 32 iyo 64, 64 kan waxaan soo amaahaney markii hore = 32+64 = 96

RO1 = 192.168.1.65 Gateway address

192.168.1.66 - Cinwaanka IPga ugu horeeya ee la isticmaali karo

192.168.1.94 - Cinwaanka IPga ugu danbeeya ee la isticmaali karo

192.168.1.95 Cinwaanka laliska (Broadcast)– inta cinwaan ee isbeyska uu haysto – 192.168.1.66 –192.168.1. 94
Network Maskiga 255.255.255.224 I.e. 128+64+32=224 or 192.168.1.64/27



RO2 = 192.168.1.96 Cinwaanka netwooga

Waxaan soo amaahan ey 4 bits oo qiimihiisu yahay 16. kani waa meesha ugu dhow ee aan gaari karno.

96+16= 112

192.168.1.97- Cinwaanka gatweyga

192.168.1.98 - Cinwaanka IPga ugu horeeya ee la isticmaali karo

192.168.1.110 - Cinwaanka IPga ugu danbeeya ee la isticmaali karo

192.168.1.111 Laliska (Broadcast)

Dhamaan inta host uu isbeyska cinwaanka uu haysto – 192.168.1.98 to 192.168.1.110

Maskiga netwooga 255.255.255.240 or 192.168.1.96 /28

Isku xiraka ( WAN links = Waxaan amaahaney 6 bit oo qiimihiisa (value) uu yahay of 4

=112 + 4 =116

Isku xirka WAN ee HQ & RO1 Cinwaanka netwooga waa 192.168.1.112 /30 :

HQ se0/0 = 192.168.1.113

RO1 se0/0= 192.168.1.114

Isku xirka labada weji (mask) = 255.255.255.252 ( waxaan haynaa 252 inagoo ku dareyna qiimihii bits ee markii hore aan soo amaahaney.
124 +64 +32 +16+ 8 +4=252


Isku xiraka ( WAN links 2= 112+4=116

Isku xirka WAN ee HQ & RO2 Cinwaanka netwooga waa 192.168.1.116 /30 :

HQ = 192.168.1.117 subnet maskigana 255.255.255.252
RO2 = 192.168.1.118 subnet maskigana 255.255.255.252




Subnet Prefix / CIDR


Subnet mask


Usable IP address/hosts


Usable IP addresses + Network and Broadcast address

/26


255.255.255.192


62


64

/27


255.255.255.224


30


32
/28


255.255.255.240


14


16

/29


255.255.255.248


6


8

/30


255.255.255.252


2


4


Sidaan horay idinku soo sheegay, in mar walba aad jeebka ku wadatid taybalkan waa muhiim,aadna wuu kuu caawinayaal. Tusaale ahaan hadii aad haysid subnet leh 50 hosts waxaad si sahalnan u arki kartaa adigoo eegayaya tabelka, waxaad u baahantahay cabirka balooga ee 64. iyo subnet wata 30 hosts waxaad u baahantahay cabirka balooga ee 32.

F.G: Waan soo guuriyay silooga faa'iideesto......
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Sidee u shaqeeyaa VLSM     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Halyeyga Afrika

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA


Isku toosintii ugu danbaysay waxaa sameeyey Halyeyga Afrika ; 08-11-2015 saacaddu 03:29 PM
Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
address, caadi, cabiro, duwan, ip, isbeyska, kala, kalaqeybinaya, lenght, masking, networkadministraytarka, nooc, ogolaanaya, qeybiyo, qofka, same-size, simple, subnet, subnettinka, subnetyada, variable, yahay
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 06:19 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom