Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada

Golaha Barnaamijyada Waa barnaamijyoda kumbiyuutarradu ay ku shaqeeyaan dhammaantood

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Afrikaan
 
Afrikaan
Xubin sare

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

       
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka: 370
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Windows ama office la soo deg.

Waxaa la qoray : [ 24-09-2017 ]


A Salaamu Calaykum


Dhammaan Aqoonyahannada Hoyga Aqoonta meel walba oo ay joogaan.

Windows ama office la soo deg.

Windows ma kaa xumaaday ama office amase kumbiyuutarka ma ku samaysay (Format) oo ma tirtirtay!!!

Ma haysataa seeriyaalka windowska oo wax walba ha dhacaane dhib saas ahi ma ku haysataa?

Amase, ma'u baahantahay windows inaad dvd ku duubatid. Barnaamijkan ayaa kuu fududaynaya oo sida ugu sahlan kuugu soo dejinaya

windows iyo wixii la mid ah oo ay samayso shirkadda Mayk-rosof (Microsoft)t.

Dabinkan kula soo deg hoose

https://www.heidoc.net/php/Windows%2...Downloader.exe

Isagoo faah-faahsanna sidan ayuu kuugu muuqan inshaa'allaah



Marka aad soo dejiso uma baahna inaad ku shubto kumbiyuutarka oo

isla markaba wuu kuu shaqayn. Waxaad la soo degi kartaa windows

noocyadiisa kala duwan sida, windows 7, 8.1,10 iyo office

2007,2010,2011.2013.2016

Haddii ay dhibi kaa hayso sida loogu shubo (DVD) ama barnaamijyada lagu duubo aadan aqoon fiican u lahaynna barnaamijkan hoos aan

ku xusay ayaa ugu fudud oo ay soo diyaarisay Mayk-rosoft (Microsoft).

Waa barnaamij yar oo aan u baahanayn in kumbiyuutarka lagu shubo kuna weydiinaya meesha uu ku jiro ama khaanadda aad gashatay windows-ka kor ku xusan ee ISO.

wuxuu ku leeyahay next dheh markaad xustid, horayna u sii wad illaa uu kaa weydiiyo (USB/DVD) markaa dooro kan aad haysatid markaas oo kuu fudud

filo markaana inuu toos u duubo.

Dabinkanna kula soo deg, bog buu kuu furayaa dhanka midigta waxaa kaa qabanaya qoraal ah (DOWNLOAD) riix oo la soo deg.


http://wudt.codeplex.com/#

Waad mahadsantahay aqoonyahan, wixii codsi ahna faallo ii reeb. Mar kale mahadsanid Aqoonyahan.
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Windows ama office la soo deg.     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Afrikaan

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
xuseen
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan xuseen
Nambarka Xubinka : 30
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 266
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : xuseen Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xuseen

   

Fulin la'aan Jawaabta: Windows ama office la soo deg.

Waxaa la qoray : [ 24-09-2017 ]


Aad iyo aad baan kaaga mahad naqayaa sxb horay u socod wanaagsan


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
ruunyarey
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan ruunyarey
Nambarka Xubinka : 194
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka : Adduunka
ka qayb galka : 210
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : ruunyarey Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda ruunyarey

   

Fulin la'aan Jawaabta: Windows ama office la soo deg.

Waxaa la qoray : [ 06-10-2017 ]


salamu calaykum. Afrikaan waan mahad naqi bandhigaan cajiibkaa sidan u bartay barnaamij.com waxbaa ii kordhay sidaan u tijaabinayay hada dhibta i haysata waa markaan kushubo windows xagee kakeenayaa serial number buu iga rabaaye. windows 7 yaan isticmaalaa. mahadsanid akhi


Saxiixa : ruunyarey

Adduun waa aqoon & qalinkoo aad hayso
iyo maraad jalaato qabow cunayso

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 370
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Fulin la'aan Jawaabta: Windows ama office la soo deg.

Waxaa la qoray : [ 11-10-2017 ]


Ruun yarey ku mahadsanid su'aashaadan. Haddaan kaaga jawaabo su'aashaada kumbiyuutar walba waxaa ku yimaada dhiniciisa hoose warqad ay ku qorantahay windows serial number oo sidan hoose kuugu muuqata. Qoraalkaas marka aad fiirisid waxaa kuugu qoran aqoon ku saabsan windows-ka nooca uu yahay, tiradiisa dheer ee ah 25 tiro. marka nooca aad la soo dagaysid ha'ahaado kan hoos kuugu xusan mar walba.

Waa na muuqaalkan hoose oo kale. Seeriyaalku waa kan tirtiran ee khadku marsan yahaye la soco



Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
aqoonyahannada, dabinkan, dhacaane, dhammaan, dhib, dvd, format, haysataa, hoose, joogaan, khadku, kumbiyuutarka, ma'ubaahatay, mayk-rosoft, microsoft, office, saas, sahlan, samaysay, seeriyaalka, seeriyaalku, shirkadda, tirtirtay, windows, xumaaday
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 06:20 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom