Hoyga Aqoonta

Hoyga Aqoonta (http://www.barnaamij.com/vb/index.php)
-   Golaha Barnaamijyada (http://www.barnaamij.com/vb/forumdisplay.php?f=3)
-   -   La daga Barnaamijka || Adobe Captivate 6 64 bit only (http://www.barnaamij.com/vb/showthread.php?t=695)

EnG YaSiN 25-02-2015 11:09 AM

La daga Barnaamijka || Adobe Captivate 6 64 bit only
 
Magaca: Adobe Captivate 6 64 bit only


Softweerka Adobe Captivate 6 64 bit only waa E-learning software oo lagu sameyn karo nooc walba oo professional recording screen ah - waa kuwa lagu sameeyo casharada tutorialka ah isla markaana tayadooda ay aad u wanaagsan tahay - waxyaabo aad u farabadana lagu sameyn karo - softweerkan wuxuu ku shaqeeyaa oo keliya 64 bit OS - isla markaana waxaa la socda Adobe eLearning Assets oo idinka caawin doonaa sameynta professional E.learning.

Muuqaalkiisa

http://solagroups.com/images/stories/sawiro/capt1.jpg





Daji
Adobe Captivate 6 64 bit only

http://im32.gulfup.com/9q9qv.png




Daji E.learning.
http://im32.gulfup.com/9q9qv.png


Dib uhagaajin ayaan ku sameeyay....

Halyeyga Afrika 25-02-2015 08:14 PM

Jawaabta: La daga Barnaamijka || Adobe Captivate 6 64 bit only
 
Horta Eng Yaasiin ma tijaabin barnaamijkan weli, waxaanse filayaa inuu noqon mid i anfacaya. Tan kale Eng dabinkii lagala degayey maleh ee la soco dib u habayna ku samee. Mahadsanid 100%

EnG YaSiN 26-02-2015 11:41 AM

Jawaabta: La daga Barnaamijka || Adobe Captivate 6 64 bit only
 
Ka soo guurin:

Ka qayb galkan waxaa horay u qoray oo diyaariyey Halyeyga Afrika (Ka qayb gal4815)
Horta Eng Yaasiin ma tijaabin barnaamijkan weli, waxaanse filayaa inuu noqon mid i anfacaya. Tan kale Eng dabinkii lagala degayey maleh ee la soco dib u habayna ku samee. Mahadsanid 100%

Halyayga adigaa mudan , Runtiina barnaamijkaan aad ayuu kuu anfacayaa hadaad tahay aqoonyahay doonaya in uu dadkiisa u kordhiyo aqoon ama jecel in uu sameeyo aqoon iswaydaarsi.

Dabinadana waan habeeyay hada waad lawada dagi kartaan...

Halyeyga Afrika 26-02-2015 04:42 PM

Jawaabta: La daga Barnaamijka || Adobe Captivate 6 64 bit only
 
Aad iyo aad baad ugu mahadsantahay jawaabtaadan degdegga ah eed soo gelisey. Tan kale markaan tijaabiyo oon bartaan sharrax ku soo diyaarin inshaa'allaah

faysal22 03-03-2015 05:01 PM

Jawaabta: La daga Barnaamijka || Adobe Captivate 6 64 bit only
 
mahadsanid yasin wan tijaabin insha'alaah

Mustafe yaxye 04-03-2015 05:46 PM

Jawaabta: La daga Barnaamijka || Adobe Captivate 6 64 bit only
 
barnaamij wanaagsan masha alaah

Amiin 07-03-2015 06:50 PM

Jawaabta: La daga Barnaamijka || Adobe Captivate 6 64 bit only
 
Barnaamijkan cid walbaa ha hadashee wuu ugu heer sarreeyaa. Waxaa iga dardaarana qof walba inuu tijaabiyo adna waad ku mahadsantahay Yaasiin

Soomaali 23-03-2015 01:30 PM

Jawaabta: La daga Barnaamijka || Adobe Captivate 6 64 bit only
 
barnaamij fiican lkn sharax u baahan mahadsanid


Saacaddu hadda waa 02:13 PM.

Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom