Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada sharraxan > Sharraxa U xukun saxankaaga jiire sidaad u rabto

Golaha Barnaamijyada sharraxan Waxaad ka Helaysaa Barnaamijyo ay sharxeen Aqoonyahanada

Mowduuc: Sharraxa U xukun saxankaaga jiire sidaad u rabto Mowduuc ka jawaabid
Magacaaga ku qor khaanadda hoose: Halkan riix si'aad u gashid.
Su'aal Malo awaala
Cinwaan:
  
Warqadda:
Joojinta is qabadsiinta eray

Ikhtiyaarka midabka
Ka noqosho
Celin
Qurxinta midabka
 
Masaafa yarayn
Masaafad fidin
Ballaaran
Qallooca
Eray hoos ku wata khad
Khad kore
Midig u badin
Dhexaysiin.
Bidix u badin
Geesaha xiji
Dhimidda masaafadda bilowga sadar.
Kordhinta masaafada bilowga sadarka.
Raacin dabin Iimeel
Raacin sawir
Ku dar [Xigasho]
Ku dar[CODE]
Ku dar[Kowd-ka HTML]
Ku dar [kowd-ka PHP]
Khad uu u dhexeeyo
Qoraal qarsoon
Gabay
Eray leh midabbo is daba socda
samee meegaar
Eray dhaqaaqaya
Ku dar taariikh Hijri ah maanta
U wareejinta tirooyinka qoraal sida 15 » Shan iyo toban
Sixidda looxa furaha sida hgsghl ugd;l » Salaamu Calaykum
Tarjum eray sida ugu dhow sida Google » Guugal
Ku dar jadwal
Hagaajiyaha erayada
Jadwal googgo'an iyo doorasho midab
Ku dar meegaar sawir oo leh midabbo dhaqaaqaya
Faah-faahin
Digniin
Digniin
Goobta lasaarayo faylasha iyo sawirrada
Xuruuf kala fog sida : B T J X KH D R S SH
Eray ballac u rogan
Eray kor u jeeda
Eray kor u rogan
Eray ceeryaamo saarantahay
Eray ceeryaamo dhex-dhexaad ahi saarantahay
Eray leh midabbo qorshe la'aana oo xaraf walba uu dhaqaaqayo: Faah-faahin waa inaad tan doorataa intaadan baaxadda iyo nooca khadka dooran
Sawir danbeed sawir ah
Madoobee erayga
Xuruufta yar-yar kadhig kuwo waa weyn sida btj » BTJ
Dhig warqadda aad rabto inuu akhristuhu arko markuu mowduucaaga kasii baxayo/></div></td>
<td><div class=Waad u dhigi kartaa warqad soo baxaysa markuu qof mowduucaaga soo booqdo
Buufin wada hadal ama sharrax aad ka samaynayso sawir: Faah-faahin hakoobin cinwaanka sawirka intaadan galuuska/badhanka riixin
Buufinka wada hada ama sharrax ee kilmad walba oo aad koobto
Sharrax kilmad aad dooratay,eeg hoosta sahamiyaha marka mouse(Jiir)-ka la mariyo kilmadda 42 oo keli ah
Galuuska/badhanka sharraxaya warqadda goonida ah: Faah-faahin waa inaysan warqaddu dheeraan
Warqadda kilmaddaad doonto u dhig,markii la riixay soo baxaysaa
warqadda sidaad doonto u dhig markii Mouse (Jiir)-ka ladul mariyo bay soo baxaysaa
Hannaan iftiin
ifid
Eray u kooban midabka
Ku dar googgoos Yuutiyuub ah YouTube
Shid faylka Riyal beleeyar (rm,ra,ram)
Falaash khafiif ah
Shid fayl Falaash ah (swf)
Shid faylal codeed iyo sawirro (mp3,wav,au,wma,mpg,mpeg,wmv,avi)
Ku dar khad ballac ah midab leh
Galuuska/badhanka soo saaraya waxa qarsoon
Hoos erayga u taagan
Hoos eray oo is daba socda
Sawir tegaya soo noqonaya balse,marka mouse-ka la saaro muuqanaya
Tilmaame qorshe la'aan sawirkaad doorato ku gariiraya ,yuusan sawirku weynaan
Sawir kor u jeeda
Sawir gees u jeeda
Ka rogan midabbada sawirrada
Sawir khafiif ah oo midigن
Sawir Xray
Sawir midabbo kafee is daba socda
Sawir khafiif ah oo bidix
Sawir khafiif ah oo geesaha ah
Sawir hoos leh
Sawir qoran 1
Sawir qoran 2
Sawir dhalaalaya
Sawir ceeryaamaysan
Sawir dhan u ceeryaamaysan
Sawir dabayleed
Sawir soo dhacaya
Sawir qallooca
Sanduuqa al-maaska shanaad - Massy Version 5
Aykon-nada ka qayb galka
Aykon waad ka dooran kartaa kaalintan:
 

Ikhtiyaarrada ku daritaan
Doorashooyinka kala duwan

Bandhig cinwaanka(cusub marka hore)
04-07-2014 01:29 PM
Cali Axmad
Jawaabta: Sharraxa U xukun saxankaaga jiire sidaad u rabto

sharax wanagsan alaha kaa abaal mariyo
03-07-2014 09:56 AM
EnG YaSiN
Jawaabta: Sharraxa U xukun saxankaaga jiire sidaad u rabto

kumahadsanid waa sharax aad u wacan
26-06-2014 10:23 PM
kibirley
Jawaabta: Sharraxa U xukun saxankaaga jiire sidaad u rabto

Sharrax loo hagar baxay wuu u egyahaye iga guddoon salaan qaaliya iyo inaan ku dhaho mahadsanida
25-06-2014 02:45 PM
faysal22
Jawaabta: Sharraxa U xukun saxankaaga jiire sidaad u rabto

labada meeloodba inaan kajawaabo xaqbaad uleedahay
25-06-2014 12:25 PM
xuseen
Jawaabta: Sharraxa U xukun saxankaaga jiire sidaad u rabto

Aad baan uga helay sidaad wax u qortay,waxaanan kuu rajaynayaa horumar
24-06-2014 10:16 PM
Halyeyga Afrika
Jawaabta: Sharraxa U xukun saxankaaga jiire sidaad u rabto

Dadaalkan aad samaysay labadan maalmood anigu waxaan kugu soo dhawayn qiimaynta ugu fiican. Sharax heer sare ah Rooble
24-06-2014 10:00 PM
Rooble
Sharraxa U xukun saxankaaga jiire sidaad u rabto

Horta salaamu calaykum ilaahayna waxaan ka baryi in soonka ilaah ina wada gaarsiiyo inoona danbi dhaafo aamiin.

Barnaamijkan dorraad aan soo bandhigay ayaan maanta ku xijinayaa sharrixiisa idinka oo mahadsan dabinkiisiina waa kan aan ku bandhigay

illaa haddana jawaabuhu ma badna waa layaab xataa hadduusan idin cajabin soo dacwooda sow ma oran??????

http://www.barnaamij.com/vb/showthread.php?t=661

Sidaad horay u aragtayba aqoonyahan muuqaalkiisa 1aadi waa sidan




Ma sharraxayo Icon changer sababtoo ah sharrax kooban ayaan ka dhiibtay markaan barnaamijka soo diyaariyey.

Haddaba saxanka beddelaysid khaanadda kore ku qor, kanaad ku beddelasona sheeg haddii ay badanyihiin sida sawirka hoose oo kale.





Drive Info waa wixii ku khuseeya saxanka oo uu faahfaahin dheeraada kaa siinayo.




Drive Hide waa saxanka qaybtaad u baahantahay qarintiisa



Folder Icon waa sawiraad ku beddelayso saxanka qaybihiisa kala duwan sida c,d,e iyo wixii la mida oo kuugu jira. Sawirkaas ood ku samayn karaysid

bogga aan horay u xusay mar kalena waa kan http://converticon.com/



Folder Watcher waa kan kuu ilaalinaya gal haddaad u baahantahay inaad ogaato wixii laga beddelay.



Folder Watcher. Samee gal oo ilaali



Folder Watcher. Ilaali oo eeg markaad fayl ku dhex hal abuurtid sida uu isu beddelayo



Folder Watcher. Ma'aragtaa siduu u beddelmay oo kuugu sheegayo wixii laga beddelay.



Settings. Wixii ku saabsan sida, casriyayni hadday jirto ayaad la soo degi



Waxaan ilaahay ka baryi inaan asiibay hadafkaan lahaa uuna idin anfaco sharrax idinku filanna idiin soo diyaariyey.
Wixii aan qalad ka geystay waa aniga iyo shaydaan, intaan asiibana waa mid ilaahay ila kulansiiyey. Waxaan idiin rajaynayaa caafimaad qab iyo
in ilaah inoo danbi dhaafo. Aamiin.

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan


Saacaddu hadda waa 02:06 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom