Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Rukunka Diinta
> Aqoonta Diinta > Sideen Qur,aanka u xafidaa ?

Aqoonta Diinta Waa rukun lagu bandhigayo Aqoonta culimadeennu ay leeyihiin.

Mowduuc: Sideen Qur,aanka u xafidaa ? Mowduuc ka jawaabid
Magacaaga ku qor khaanadda hoose: Halkan riix si'aad u gashid.
Su'aal Malo awaala
Cinwaan:
  
Warqadda:
Joojinta is qabadsiinta eray

Ikhtiyaarka midabka
Ka noqosho
Celin
Qurxinta midabka
 
Masaafa yarayn
Masaafad fidin
Ballaaran
Qallooca
Eray hoos ku wata khad
Khad kore
Midig u badin
Dhexaysiin.
Bidix u badin
Geesaha xiji
Dhimidda masaafadda bilowga sadar.
Kordhinta masaafada bilowga sadarka.
Raacin dabin Iimeel
Raacin sawir
Ku dar [Xigasho]
Ku dar[CODE]
Ku dar[Kowd-ka HTML]
Ku dar [kowd-ka PHP]
Khad uu u dhexeeyo
Qoraal qarsoon
Gabay
Eray leh midabbo is daba socda
samee meegaar
Eray dhaqaaqaya
Ku dar taariikh Hijri ah maanta
U wareejinta tirooyinka qoraal sida 15 » Shan iyo toban
Sixidda looxa furaha sida hgsghl ugd;l » Salaamu Calaykum
Tarjum eray sida ugu dhow sida Google » Guugal
Ku dar jadwal
Hagaajiyaha erayada
Jadwal googgo'an iyo doorasho midab
Ku dar meegaar sawir oo leh midabbo dhaqaaqaya
Faah-faahin
Digniin
Digniin
Goobta lasaarayo faylasha iyo sawirrada
Xuruuf kala fog sida : B T J X KH D R S SH
Eray ballac u rogan
Eray kor u jeeda
Eray kor u rogan
Eray ceeryaamo saarantahay
Eray ceeryaamo dhex-dhexaad ahi saarantahay
Eray leh midabbo qorshe la'aana oo xaraf walba uu dhaqaaqayo: Faah-faahin waa inaad tan doorataa intaadan baaxadda iyo nooca khadka dooran
Sawir danbeed sawir ah
Madoobee erayga
Xuruufta yar-yar kadhig kuwo waa weyn sida btj » BTJ
Dhig warqadda aad rabto inuu akhristuhu arko markuu mowduucaaga kasii baxayo/></div></td>
<td><div class=Waad u dhigi kartaa warqad soo baxaysa markuu qof mowduucaaga soo booqdo
Buufin wada hadal ama sharrax aad ka samaynayso sawir: Faah-faahin hakoobin cinwaanka sawirka intaadan galuuska/badhanka riixin
Buufinka wada hada ama sharrax ee kilmad walba oo aad koobto
Sharrax kilmad aad dooratay,eeg hoosta sahamiyaha marka mouse(Jiir)-ka la mariyo kilmadda 42 oo keli ah
Galuuska/badhanka sharraxaya warqadda goonida ah: Faah-faahin waa inaysan warqaddu dheeraan
Warqadda kilmaddaad doonto u dhig,markii la riixay soo baxaysaa
warqadda sidaad doonto u dhig markii Mouse (Jiir)-ka ladul mariyo bay soo baxaysaa
Hannaan iftiin
ifid
Eray u kooban midabka
Ku dar googgoos Yuutiyuub ah YouTube
Shid faylka Riyal beleeyar (rm,ra,ram)
Falaash khafiif ah
Shid fayl Falaash ah (swf)
Shid faylal codeed iyo sawirro (mp3,wav,au,wma,mpg,mpeg,wmv,avi)
Ku dar khad ballac ah midab leh
Galuuska/badhanka soo saaraya waxa qarsoon
Hoos erayga u taagan
Hoos eray oo is daba socda
Sawir tegaya soo noqonaya balse,marka mouse-ka la saaro muuqanaya
Tilmaame qorshe la'aan sawirkaad doorato ku gariiraya ,yuusan sawirku weynaan
Sawir kor u jeeda
Sawir gees u jeeda
Ka rogan midabbada sawirrada
Sawir khafiif ah oo midig
Sawir Xray
Sawir midabbo kafee is daba socda
Sawir khafiif ah oo bidix
Sawir khafiif ah oo geesaha ah
Sawir hoos leh
Sawir qoran 1
Sawir qoran 2
Sawir dhalaalaya
Sawir ceeryaamaysan
Sawir dhan u ceeryaamaysan
Sawir dabayleed
Sawir soo dhacaya
Sawir qallooca
Sanduuqa al-maaska shanaad - Massy Version 5
Aykon-nada ka qayb galka
Aykon waad ka dooran kartaa kaalintan:
 

Ikhtiyaarrada ku daritaan
Doorashooyinka kala duwan

Bandhig cinwaanka(cusub marka hore)
08-01-2017 12:56 AM
abdiqani
Jawaabta: Sideen Qur,aanka u xafidaa ?

insha allh waxan raba in
aan dhigto quran ka
hadii alle ka dhigo aad
na wan u jeclahay quran ka
iyo cilmigiisa qaliga
19-06-2014 08:57 AM
axmed yasin goohe
Jawaabta: Sideen Qur,aanka u xafidaa ?

waxaan ku xidiyaa quranka sidan
maalinkii 2bog ayaan xifdiyi jiray
kadib markaan dhameeyay
maalinkii kastaba juz ayaan subcin jiray waa mar uu iijiro wax yaabo kale
lkn marka aan wax iijirin waan kabadin jiray
07-07-2013 07:00 PM
xuseen
Jawaabta: Sideen Qur,aanka u xafidaa ?

Horta ilaah baa mahadda leh. Waanan ku salaamayaa Abdurahman Mohamed. Intaa wixii ka danbeeya saaxiib cashar wanaagsan waa yahay casharkani laakiin haddii la yiraahdo copy paste waa lagu soo guri karaa halkan waa adiga oo aan iga xanaaqine.
Fadlan saaxiib boggaan waxaan ugaga jeclahay bogagga kale laguma aqoon copy paste waxa loo yaqaane ee isku day ugu yaraan inaad xataa haddaad soo qaadato qoraal ku cajabiya sidaan horay ugu aragnay qof hore oo soo qaatayba in aad sheegto qoraaga taana wuu mudanyahay. Adiga oo aan iga xumaan qoraalkan meel kale ayaan ku hayaa iyo website kale.
Sidaan aamminsanahay ayaa ah xigo laakiin xus qoraaga illeen wuu ku soo daalaye!. Intaasi waa iga horumar jacayle hayla yaabin. (Qoraalladaadu ha'ahaadaan Exclusive) Salaamu Calaykum
07-07-2013 06:21 PM
kibirley
Jawaabta: Sideen Qur,aanka u xafidaa ?

jazakallahu khayr waa heer sare
06-07-2013 06:02 PM
Afrikaan
Jawaabta: Sideen Qur,aanka u xafidaa ?

Maashaa'allaah cashar heer sare ah. Ilaahay ha ku barakeeyo. Aamiin.
05-07-2013 11:15 AM
Abdurahman Mohamed
Sideen Qur,aanka u xafidaa ?

Ilaahay ayaa mahad oodhan leh Ilaaha sharafteena iyo farxaddeena iyo guusheennaba galiyay Quraanka xifdiggiisa iyo akhrintiisa. abaal iyo deeqna inagu siiyay. waa hadalkiisii iyo

xikimaddiisii. waa dastuurkeenii ay naxariisteennu ku jirtay. waa xasilooni uu allaah quluubteena iyo jidhkeena dhigay siaan xaqa iyo toosnaanta. caddaaladda iyo kala dambaynta uga soo dheeganno .

Qofka muslinka ah qiimo male Quraanka laaantii .Quraanku waa iftiinka nolosha waa sahayda rasmiga ah ee nafteenna. Waa kuu-doode ammaa kugu doodde waa ku dalacsiiye ammaa ku daaddejiye. waa ku qurxiye quluubteena iyo jidhkeenaba ..

Waa sharafta iyo maamuusta martabadda iyo maqaamka qofkastoo ka raadiya oo ku dhaqma waa badbaadiyiisa quraanku . runtii waa midigta maalinta qiyaamaha kuu noqon-kara maragga koowaad.

Quraanka sharaftaa leh ee Ilaahay inagu macsuumay ayaan jeclaaday bal inaan wax ka iftiimiyo habka amma qaabka loo xafiddi karo. ma odhanayo waa qoraal dabooli kara baahida jirta .kaliya waa tilmaan aan mooday talo Ilaahay ha inagu taree .

Kaliya waa tusaaleyaal ama fursad uma helin aan waxyaaba farabbadan oo innawada anfici-lahaa aan ku soo gudbiyo.

Qoraalkan maaha mid maskaxdayda iyo maankayga kasoo maaxday ee waa mid aan kasoo dheegtay qoraa ka talo bixiyay ana aan ku daray wax badan tallaabooyinka lagu xafiddo kitaabka Alle .

Wax yaabaha igu kalifay qoraalka waxaa kamid ah .. dadkeena oo ah dad qur,aanka aad ujecel waxaanad taas ka garan kartaa waalidada soomaaliyeed inta u badan marka aad waydiiso barasha qur,aanka ilmahooga kuma koobna uun kitaab ka akhris ee waa xifdi iyo kor ka daldalid waxaabad moodaa in uu waalidkasta rabo inuu ilmihiisu noqdo mid kitaabka alle barta xifdiya ama qaari noqda.

Waa hammi fiican iyo waanay ku amaananyiin allena hakaa abaal mariyo inkastoo ay aad u yaryihiin waalidada ku daba gala ama ku ilaaliya ubadkooda barashada quraanka ama kaga war haya macalinka u dhiga quraanku inuu sidii ugu fiican jaanis u siiyo ilmaha uu quraanka ku barto . waxaasoo dhan waa uun ilmuhu qur,aanka ha xifdiyo ..

Waxa kale oo igu kallifay markii aan arkay dhallinyara badan oo rag iyo dumarba leh oo iskood isku xilqaamay oo u heelan xifdiga qur,aanka ayaan is idhi bal luuqadood ugu qor wixii aad ku caawin karto

Waxaad ubaahan tahay marka aaad rabto inaad quraanka xifdido waxyaabahan aan hoos ku tixi doono waxan rajayanayaa haddii aad soo marto jidkaana inaad ku guulaysan karto qur,aankana aad ku xifdidid waqti kooban

1-Badhaxtir (Alle dartii inaad u samayso qofka aan ilaahay uaqoonsan kalinimadiisa iyo waynidiisa ee aan camalkiisa ubadhaxtirin dadaalkiisu waa hal bacaad lagu lisay korna looma qaaddo oo Ilaahayna ma aqbalo.

Ilaahay daraaddii inaad ubarato quraankiisa

Allaah oo aad dartii u samayso camalkasta(falkasta)waa miftaaxa adduunka iyo aakhirada .camalkasta waxaa loo shardiyeeyaa sadex shardi.

1. Ikhlaas
2.Inaad waxkasta oo aad ku dhaqmayso ka qaadato kitaabka alle iyo sunada rasuulka s.c.w .
3.In waxaad cunayso ama cabaysaa uu noqdo xalaal .{ INALLAAHA TACALLAA DAYIB LAAYAQBALU ILAA DAYIBAA }

Niyadda oo aad wanaajiso waxay sabab utahay quraanka Alle inaad barato ilaahayna (swt) qof aan niyad saafiya uhayn kitaabkiisa kuma deeqo jacaylkiisana ma dhaxalsiiyo.

Asaxaabigii waynaa Allaha raali ka noqdee Cabdillaahi ibnu Cabbaas ayaa wuxuu yidhi qof waliba inta ay niyaddiisu tahay ayuu xafiddaa

Qofka raba inuu camalkiisu dhammaystirmo hawanaajiyo niyaddiisa

Haddaba hadii aanad hore uga faaiidaysan ama aanad baran maantaba aan isdaba qabanno aan kabbilawno daqiiqaddan aan ku guda jirno niyayso akhrintaada qoraalkan inay tahay mid aad ku rabto xafididda kitaabkiisa..alle dartii niyayso inaad tahay qof sita niyad caafimaad qabta oo allaah taqaan aqoonsanna kalinimaddiisa rabtana inay kitaabka alle xambaarto .

Niyayso quraanka aad akhrinayso inuu yahay mid aad raali ahaanshihiisa ku rabto niyayso inuu Ilaahay kugu jeclaanayo akhrinta badhaxa tir

Walalkayga ama walaashayda muslimka ahow quraanka Alle oo aad xafiddo waa kuu waxkaste oo sharafa niyaysana taajka karaamadda inuu rabbi kugu sooryayo adduunkan iyo aakhriraba niyayso inuu ilaahay kugu siindoono darajooyin sare

Niyayso inuu camalkaagu noqdo mid la aqbalo alle dartiina u qabanayso talaabada xifdinta quraanka qaad adigoo alle talo saarnaya kadibna xifdi si tartiiba .

Niyayso usamee waxkasta oo aad qabanayso Alle dartii Ilaahayna waxan kuubaryayaa inuu inoo sahlo barashada kitaabkiisa iyo xifdigiisaba..

Waxaa sidoo kale kamid ah waxyaabaha looga fadhiyo(looga baahanyahay)qofka xafidaya quraanka

2-akhlaaqda wanaagsan

Dabeecad wanaagu iyo dhaqanka quruxda badan waxay asaas uyihiin nolosha aadamaha iyo horumarkiisa. Kibrika iyo Dulmiguna aafada ayay horsed u yihiin qalbiga..

HADABA WAXAA MUHIIMA IN BARASHADA QURAANKU WAX BADAN KA BADESHO NOLOSHAADA

Talooyinka ka qayb qaadashada
Mowduuc cusub waad ku dari kartaa
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Faylal ma raacin kartid
Waad awooddaa Inaad ka qaybgalkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan


Saacaddu hadda waa 11:54 AM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom