Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Aqalka Kumbiyuutarka % Internet-ka
> Kumbiyuutarka & Internet-ka > Lacag hel adoo asxaabtaada la sheekaysanaya

Kumbiyuutarka & Internet-ka Waxaa ku jira wixii ku saabsan kumbiyuutaka iyo internet-ka wixii looga shaqayn lahaa..

Mowduuc: Lacag hel adoo asxaabtaada la sheekaysanaya Mowduuc ka jawaabid
Magacaaga ku qor khaanadda hoose: Halkan riix si'aad u gashid.
Su'aal Malo awaala
Cinwaan:
  
Warqadda:
Joojinta is qabadsiinta eray

Ikhtiyaarka midabka
Ka noqosho
Celin
Qurxinta midabka
 
Masaafa yarayn
Masaafad fidin
Ballaaran
Qallooca
Eray hoos ku wata khad
Khad kore
Midig u badin
Dhexaysiin.
Bidix u badin
Geesaha xiji
Dhimidda masaafadda bilowga sadar.
Kordhinta masaafada bilowga sadarka.
Raacin dabin Iimeel
Raacin sawir
Ku dar [Xigasho]
Ku dar[CODE]
Ku dar[Kowd-ka HTML]
Ku dar [kowd-ka PHP]
Khad uu u dhexeeyo
Qoraal qarsoon
Gabay
Eray leh midabbo is daba socda
samee meegaar
Eray dhaqaaqaya
Ku dar taariikh Hijri ah maanta
U wareejinta tirooyinka qoraal sida 15 » Shan iyo toban
Sixidda looxa furaha sida hgsghl ugd;l » Salaamu Calaykum
Tarjum eray sida ugu dhow sida Google » Guugal
Ku dar jadwal
Hagaajiyaha erayada
Jadwal googgo'an iyo doorasho midab
Ku dar meegaar sawir oo leh midabbo dhaqaaqaya
Faah-faahin
Digniin
Digniin
Goobta lasaarayo faylasha iyo sawirrada
Xuruuf kala fog sida : B T J X KH D R S SH
Eray ballac u rogan
Eray kor u jeeda
Eray kor u rogan
Eray ceeryaamo saarantahay
Eray ceeryaamo dhex-dhexaad ahi saarantahay
Eray leh midabbo qorshe la'aana oo xaraf walba uu dhaqaaqayo: Faah-faahin waa inaad tan doorataa intaadan baaxadda iyo nooca khadka dooran
Sawir danbeed sawir ah
Madoobee erayga
Xuruufta yar-yar kadhig kuwo waa weyn sida btj » BTJ
Dhig warqadda aad rabto inuu akhristuhu arko markuu mowduucaaga kasii baxayo/></div></td>
<td><div class=Waad u dhigi kartaa warqad soo baxaysa markuu qof mowduucaaga soo booqdo
Buufin wada hadal ama sharrax aad ka samaynayso sawir: Faah-faahin hakoobin cinwaanka sawirka intaadan galuuska/badhanka riixin
Buufinka wada hada ama sharrax ee kilmad walba oo aad koobto
Sharrax kilmad aad dooratay,eeg hoosta sahamiyaha marka mouse(Jiir)-ka la mariyo kilmadda 42 oo keli ah
Galuuska/badhanka sharraxaya warqadda goonida ah: Faah-faahin waa inaysan warqaddu dheeraan
Warqadda kilmaddaad doonto u dhig,markii la riixay soo baxaysaa
warqadda sidaad doonto u dhig markii Mouse (Jiir)-ka ladul mariyo bay soo baxaysaa
Hannaan iftiin
ifid
Eray u kooban midabka
Ku dar googgoos Yuutiyuub ah YouTube
Shid faylka Riyal beleeyar (rm,ra,ram)
Falaash khafiif ah
Shid fayl Falaash ah (swf)
Shid faylal codeed iyo sawirro (mp3,wav,au,wma,mpg,mpeg,wmv,avi)
Ku dar khad ballac ah midab leh
Galuuska/badhanka soo saaraya waxa qarsoon
Hoos erayga u taagan
Hoos eray oo is daba socda
Sawir tegaya soo noqonaya balse,marka mouse-ka la saaro muuqanaya
Tilmaame qorshe la'aan sawirkaad doorato ku gariiraya ,yuusan sawirku weynaan
Sawir kor u jeeda
Sawir gees u jeeda
Ka rogan midabbada sawirrada
Sawir khafiif ah oo midigن
Sawir Xray
Sawir midabbo kafee is daba socda
Sawir khafiif ah oo bidix
Sawir khafiif ah oo geesaha ah
Sawir hoos leh
Sawir qoran 1
Sawir qoran 2
Sawir dhalaalaya
Sawir ceeryaamaysan
Sawir dhan u ceeryaamaysan
Sawir dabayleed
Sawir soo dhacaya
Sawir qallooca
Sanduuqa al-maaska shanaad - Massy Version 5
Aykon-nada ka qayb galka
Aykon waad ka dooran kartaa kaalintan:
 

Ikhtiyaarrada ku daritaan
Doorashooyinka kala duwan

Bandhig cinwaanka(cusub marka hore)
01-01-2015 11:15 PM
Halyeyga Afrika
Lacag hel adoo asxaabtaada la sheekaysanaya

Waxaan idinku salaamayaa salaan qaaliya oo ay u horrayso A salaamu

calaykum.


Lacag hel adoo asxaabtaada la sheekaysanaya


Aqoonyahannada Hoyga Aqoonta waxaan idiin hayaa mashruuc,

Mashruucaasoo ah inaad internetka ka heshaan lacag weliba adoo

asxaabtaada la hadlaya.

Sidaad ula socotaanba Facebook,google plus iyo twitter iyo kuwa kale oo

tirada badani

gelitaankaaga iyo booqashadaadaba lacag ayay ka helaan iyagoo

adeegsanaya xayaysiinta

kuu soo baxaysa iyo kuwa u soo baxaya asxaabtaadaba.

Waxaas ay heleen oo dhan lagama yaabo inay shilin kaa siiyaan haddii aadan adigu ahayn
kuwa saamiga ku leh bogaggaas.

Haddaba 2015-tan aynu hadda galnay ha kuu ahaato midaad bogagga bulshada gelitaankooda

iyo booqashadoodaba aad ka heshid lacag kuuna noqota shaqo dheeraada.


Kolley deyn maysid bogaggaas wax la'isku weydaarsadee.....!!!!!


Haddaba boggan aan idiin hayo waa bog illaa 7 milyan oo doollar lagu baxshay aasaasiddiisa sidaan meel ka soo xigtay.

Bogga fikraddiisu waa sidatan.


Qof walba oo is qora wuxuu yeelanayaa saami oo kale wax ah... Aan kuu tafsiiliyo oo kuu furfuro.

Adigu waad is qortay haye dheh!! Dabinkaaga qof baad u gudbin (Link) sida aan hadda kuu siinayo kan Hoyga Aqoonta

oo aad isugu qoraysid... Sababtuna waa inaad dabin (Link) heshaa oo sida facebook iyo twitter toos la'isuma qoro.

Dabinkan (Link) markaad qaadatid oo aad buuxisid sidaan hoos ku xusayo isagoo sawira oo aad dhammaysid waxaad noqotay

mid ka mida qoyskayga kii iska kaa qoraana qoyskaaguu noqonayaa... Yacni abtiris ayay sheekadu galaysaa..


Intaynaan ka hadlin sida wax loo faa'iidayo waa inaad la socotaa is qorista boggani maaha mid u baahan magac bug ah

ee waa inaad wax walba sax ahaadaan sababtoo ah jeeg banki ayaa kuu imaanaya hadduuse magacaagu bug noqdo wax laguu soo

dirayo maleh.... Taasi waa iga xasuusin. Tan kale ee ku saabsan lacagta iyo bixinteedu waa sidatan..


Shirkadda boggan hal'abuurtayi waxay ku fekertay illeen fikradahaa la'isku dhaafaye... Dadka aynu lacagta ka
faa'iidayno wax maynu ka siinno, waxayna qoondeeyeen inay faa'iidada xayaysiiska laga helo boqolkiiba sagaashan macaammiisha
laga helay ee soo kasbay u qaybiyaan 10% bana iyagu qaaaan..

haddaba markaad hoos timaaddo bogga Hoyga Aqoonta adna boqollaal qof u gudbisid miyaanay wax fiican kuu soo baxayn???

Faa'iidada kale intaanan sharrax u gelin boggu waa sida facebook oo kale waana fududyahay sidiisoo kale. Ee sharrax

wanaagsan inshaa'allaah. Talona waxaa iga ah la soo wareeg inta asxaab kuugu jirta maanta intaan adiga lagula wareegin.

Niyaddaadana ka saar maantaan faa'iido rabaa Markay dadka kugu abtirsadaa bataanba qiimahaad helaysaa way badan iskana

jir wax qof hore bandhigayna ha bandhigin.....


Marka hore si'aad boggan isu qortid dabinkan (link) riix.


https://www.tsu.co/hoygaaqoonta



Shaashaddan oo kale ayaa kuu soo baxaysa.


Magaca qor iyo magaca qoyska.

Magacaad ku adeegsanayso.

Iimeelkaaga (Iska jir akoonka waa lagaa joojinayaa haddaadan iimeel saxa qorin oo lagaala soo xariiro, tan kalena

waxaa laguu soo dirayaa dabin (Link) aad soo riixayso oo inaad is qortay dhammaystiraya)

Lab iyo dheddigba waxaad tahay (Iska jir marka lacagaha la gaaro soo diristeeda aqoonsiba baa lagaa rabaaye)

sida Baasabboor ama caddaynta.

Taariikhda dhalasho sida: Bisha,maalinta iyo sannaddaba.

Tiro sir kuu ah samayso hana xoogganaato (Waa talo) sida . 123btj!@# (Sidaasoo kale ha'ahaado xarfo tiro iyo astaanno).

Markaana riix (Sign up & Complete).





Hadda waxaad sugtaa waa iimeel aad soo gujinaysid.






Buuxi khaanadaha kaa bannaan waana waxa bogga 1aad ku muuqanaya.





Upload picture ee aanan sawirka hoose ku sharrixin waa sawirka muuqaalka kuu noqonaya.





Sawirkan hoose waa qaybta 4aad ee kore oo aan sii waday ee buuxi inta hadhayna markaana riix Save.





Dardaaran: Waxaan aqoonyahan kaala dardaarmayaa inaad ka guurtid facebook oo iyadu furata shuruuudo adagna mar walba

ku xidha qofka taasna waxaa dheer, faa'iidada oo aysan cidna wax ka siin. Adigu xor baad tahay laakiin, haddaad ra'yigan

igu raacdo isku day inaad asxaabtaaduna soo guuraan.


Bogaggu tartay ayay ku jiraan oo marba kii faa'iido kuu leh maadaama aad tahay aqoonyahan ra'yigiisa bandhigaya

meelaha laga faa'iido aad. Annana waannu kula socodsiin maalin maalmaha ka mida hadduu kani joojiyo fikraddan.


Tan kale ha oran waan is qoray faa'iidana kama helin ee waa inaad u saburtaa oo sugtaa qoraalladana ka qayb qaadataa

iyo adiga oo maalin walba mowduuc cusub soo bandhigaya. Iskuna day inaad like iyo share-ba samaysid si magacaagu kor ugu

socdo saaxiibbadaana wax u tartid.

Digniiiiiiiiiiiiiiiiin: Ha'isku deyin waa mar kalee in qoraallo horay loo qoray aad kaga qayb qaadatid sida (copy Paste)

waa waxyaabaha lagu waayo xubinnimada.


Wixii su'aala waynu isla xariiri karnaa..... Mahadsanid Aqoonyahankaan ixtiraamow.


Wixii aan ka hilmaamay sharraxan yar fadlan ha la'iga raalli ahaado.

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan


Saacaddu hadda waa 07:10 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom