Ku noqo   Hoyga Aqoonta

Zaynab Farah Waddo wuxu hayaa muuqasho leh

Zaynab Farah Ma joogo/joogto hadda Zaynab Farah

warqadaha dadka soo booqday

Tusmo warqado booqdayaal 1 oo ku 2 ka 2
  1. Zaynab Farah
    16-01-2015
    Zaynab Farah
    waxaan ku soo gudbinayaa ilamaha waxuu u baahan yahey xiliga uurku ku jiro ilaa laba sano soori waxaan kari waayey inaan diskitopka dukumiinti ka soo qaato
  2. Zaynab Farah
    16-01-2015
    Zaynab Farah
    Gabay ku saabsan Fedaraalka soomalidu qaadatey
    Federaalku saa maaha
    Soohdimo qabiil maaha
    U Sedburi tolkaa maaha
    Sandareerto sii maaha
    Sibraarrada u dhumi maaha
    Inta kale xaqood seeji
    Saba gaar ka xiro maaha.
    kala saar dadka maaha
    Siibado u yeel maaha
    Hooyo sabi u diid maaha
    Saqiir odey ka celi maaha
    Sey ooridii ka reeb maaha
    Sidii NAAZIGII yeel maaha.
    Dowlad soocan sheeg maaha
    Summad gaara tolo maaha
    Caasimad saluug maaha
    Sidigtaada diid maaha
    Sinjigaada goo maaha
    Soomaalida tarxiil maaha
    Sokeeyaha la dirir maaha
    La collow salkaa maaha
    Soomaalida dulleey maaha
    U socdaal dhankaa maaha
    Suuq geey Badaha maaha
    Dhulka soo xaraash maaha
    Shisheeyaha la soco maaha
    Saaxiib ka dhigo maaha.

Tira-koobka

Dhammaan ka qayb gallada
warqadaha dadka soo booqday
Aqoon guud
  • Fir-fircoonidii u danbaysay: 11-05-2015
  • Taariikhduu xubinku is qoray golaha: 15-01-2015
  • U diridaha/casumaadaha: 0

Saacaddu hadda waa 04:51 AM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom