Kalkaaliyaha gaareed ee tiraysan

Arag soo saarista oo dhan : 4 fartii asxaabi


mohamed ismakiik
12-01-2012, 12:25 AM
waa idin salamaya marka hore mudanayal iyo marwoyin
hadinaku xijihoy suasha waxaada sheegtaa

4 fartii asxab o janada loogu bishareyaya

Afrikaan
12-01-2012, 02:36 AM
Is maqiiq 4 ma'ahayne waxay ahaayeen 10 loogu bishaareeyey jannada iyaga oo adduunka jooga. Maashaa'allaah dadaalkaagu waa badanyahaye isku day inaad toosiso qoraalkaaga Afka Soomaaliga una fiirso waa iga talo. Haddii kale Raac dabinkan waa intaas oo uu ku'anfacaaye.


http://www.barnaamij.com/vb/showthread.php?t=262



Su'aashu waa sidan 10-kii loogu bishaareeyey Jannada

Halyeyga Afrika
12-01-2012, 03:25 AM
Horta waa farxad dhallin dadaalaysaa maashaa'allaa soo gashay Hoyga Aqoonta....

Qaladku waa dhacaa laakiin, waa la'isa saxaa....

Tobanka loogu bishaareeyey Jannadu waa sidan..


Abuu Bakar (Ilaahay ha ka raalli ahaadee)
Cumar Bin Khaddaab (Ilaahay ha ka raalli ahaadee)

Cismaan Bin Cafaan (Ilaahay ha ka raalli ahaadee)

Cali Bin Abii Daalib ( Karramal-laahu Waj hah )

A Zubeer Bin Cawaam (Ilaahay ha ka raalli ahaadee)

Dalxa Bin Cubaydallah (Ilaahay ha ka raalli ahaadee)
Cabdir-raxmaan Bin Coof (Ilaahay ha ka raalli ahaadee)
Sacad Bin Abii Waqaas (Ilaahay ha ka raalli ahaadee)
Abuu Cubaydah Bin al Jarraax (Ilaahay ha ka raalli ahaadee)

Saciid Bin Zeyd (Ilaahay ha ka raalli ahaadee)

mohamed ismakiik
12-01-2012, 05:37 PM
wall mcn qofka bini adanka waa khaldomikaraa ilee wabani adamee
anah madiidani khadal kayga waan qirsanahay
ok hadaan kagudboh wall wadasheeg taa


(1)ayadii uhoreysay quranka osodagtay ayadeeh bay aheed ?
(2)iyo ayadi udanbeysay quranka sodagtah?
(3)inteh surad baa maka kusodagtay ?
(4)inteh surad baa madina kusodagtay?

insha alaah wad kajawabey saa ok is aragtidan be ooxisaleeh

guulayste
12-01-2012, 08:45 PM
horta mahadsanid markaan raaco meel oon is dhoho mahad naq su aal kalaa ku jirta ee aan ka jawaabo kuwan cusub.







(1)ayadii uhoreysay quranka osodagtay ayadeeh bay aheed ?
(2)iyo ayadi udanbeysay quranka sodagtah?
(3)inteh surad baa maka kusodagtay ?
(4)inteh surad baa madina kusodagtay?

insha alaah wad kajawabey saa ok is aragtidan be ooxisaleeh


1. Waa Iqra'

2.واتقوا يوما ترجعون فيه إلى الله ثم توفى كل نفس ما كسبت وهم لا يظلمون 2 البقرة 281

Inkastoo culimadu isku khilaafsantahay.ialaah baa og
3. Suuradaha mako ku soo dagay waa 86
4.Madiina waa 28

mohamed ismakiik
27-02-2012, 10:30 PM
saxiba yaal wan idin salamay madama an idinka maq naa wall mcn wan idiin xisay ok
hadanah wada shaqay si wanag san ok

mohamed ismakiik
27-02-2012, 10:33 PM
ok asxabey wan kaxu maha inta an idin ka maq naa

Afrikaan
28-02-2012, 04:30 AM
Soo noqosho wanaagsan Ismaqiiq waxaanan kuu rajayn horumar joogto ah.... Goluhu waa golahaagii kuuna furan.